Ciidanka Bilayska gobolka Cayn oo ka qayb qaatay munaasibada ciida (Sawiro iyo Maqal)

?

Buuhoodle 26 Oct 2012, Ciidanka Bilayska gobolka Cayn oo ku labisan dharka ay caanka ku yihiin iyo koofiyadaha uu ku sawiran yahay Goodirka Calaamada u ah Bilayska Soomaaliya ayaa saaka qayb ka qaatay munaasibada ciidul Adxa.
?
Taliyaha qaybta Bilayska gobolka Cayn Md Maxamuud Jaamac Cali oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in ciidanka maanta la geliyey hawlgal ay ku sugayaan amaanka goobaha lagu tukanayey salaada ciida.
?
Ciidanka Bilayska ayaa saaka ku labisnaa dharka astaanta u ah oo Indhaha soo jiidanaya waxana ciidanka saaka ka muuqanayey muuqaal ka duwan kii hore ay ugu shaqayn jireen.
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
?
\"\"
\"\"
?
\"\"
?
\"\"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com