Site icon Radio Daljir

Ciidamo Somaliland katirsan oo isku soo dhibay Ciidanka Difaaca Puntland (dhegayso)

Deegaanka HADH-WANAAG ee gobalka Sool ayaa sheegaya in cutub katirsanaa ciidamada Somaliland ee kusugnaa jiidaha hore ay maanta isku dhiibeen ciidamada Difaaca ee Puntland, waxaana lagu soo bandhigay aaggaas.

Ciidamadan isku soo dhibay Puntland ayaa tiradoda lagu sheegay 110 askari kuwaas oo muddo kamid ahaa Ciidamadda Somaliland.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan kaso diray magaaladda Garoowe
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae5feb1020100215ea0d96d/Warbxinta+Ciidan+Isku+soo+dhiibay+Puntland+kana+Soo+goostay+Soomaliland+Garoowe+By+cabdi+xakiin+Waxaana+Tirada+Cidankan+lagu+sheegay+110+Askari+.mp3?_=1

Exit mobile version