Ciidamo Katirsan Kuwa Badda Puntland ee PMPF oo Tababar lagu soo xiray Boosaaso (dhegayso)

Ciidamo Katirsan Kuwa Badda Puntland ee PMPF oo Tababar lagu soo xiray Boosaaso (dhegayso)

Waxaa Maanta Magaalo Ganacsiga,gaar ahaan Saldhiga Ciidamadda Badda Puntland ee PMPF, Tababar lagu Soo xiray Difcadii 9-aad ee Ciidamada,kuwaas oo Tababar uga socday Xeradda sida gaar ah lagu tababaro ciidamadda.

Tababarkan ayaa intii uu socday,waxaa la barayay Ciidamadda Badda Puntland ee PMPF Sadex marxaladood,taas oo muhiim u ah ciidankan maanta Tababarka dhamaystay,waxaana kamid ah

Marxalada 1aad Barashada jirdhiska, dhisbiliinka ciidanka , dhisbiliin iyo hubka .

Marxalada 2aad – Gargaarka deg dega ee ciidanka , isgaarsiinta ciidanka , Maamulka iyo maareenta iyo saadka Ciidanka.

Marxalada sadaxaad oo ahad iyana ahayd , Roondooyinka , galida iyo sifaynta guryaha , Walxaha Qarxa.

Taliyaha Ciidamadda Badda Puntland ee PMPF cabdirisaaq diiriye iyo Gudoomiyaha gobolka iyo dagmada iyo Agaasimaha ciidamada PMPFta ,ayaa munaasabada xiritaanka Tababarka ka hadlay.

dhegayso codadkooda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com