Ciidamo ka tirsan kuwa difaaca Puntland oo Tukaraq Gaaray

Talaado, May 05, 2015 (Daljir) — Cutubyo katirsan ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland oo ay hogaaminayeen taliyaha guud ee ciidamada qalabka Sida Siciid Dheere, wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil Ciidan ayaa maanta gaarey degmada Tukaraq ee gobolka Sool.

Gudoomiyaha gobolka Sool Muqtaar Mahad Cawad oo kusugan Tukaraq ayaa warbaahinta usheegay in xaaladda ammaan ee degmada Tukaraq ay xilligaan degantahay ayna sidoo kale haatan saraakiisha ciidamada ka wadahadleen sidii ciidamada xooga dalku ugu ruuqaansan lahaayeen xoraynta gobolka deegaamadiisa maqan.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com