Ciidamo ka goostay Maamulka Somaliland oo ku biiray Ciidamada Suldan Wabar

Khamiis, Abriil 23, 2015 (Daljir) —  Cutubyo katirsanaa ciidamada maamulka Soomaaliland kuna sugnaa gobolka Awdal ayaa lagu soo waramayaa inay ku biireeen ciidamada fallaagada ah ee uu hogaamiyo Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo guud ahaan kasoo horjeeda Soomaaliland iyo qadiyadeheeda.

Waxaa ciidadamada la sheegay in ay tiro ahaan gaarayaan sodomeeyo ,mana jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Somaliland oo arintan ku aadan.

Warkan oo faah-faahsan qaybaha danbe ee idaacadda ayaa idin kugu soo gudbinaynaa insha allah.

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com