Site icon Radio Daljir

Ciidamo isku dhaf ah oo Gaalkacyo Tababar loogu soo xiray (Sawiro)

Guddoomiyahaa Puntland iyo Galmudug ayaa maanta Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug tababar ugu soo xiray Ciidamo Boolis ah oo qayb kanoqonaya sugidda Amaanka Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug.

Ciidankaan ayaa qeyb ka noqon doono Ciidamo Boolis ah oo horay loo sameeyay, kuwaasoo ay sameeyeen maamulada Galmudug iyo Puntland.

Munaasabad kadhacday Gaalkacyo waxaa ka qayb galay Masuuliyinta labadda dhinac Puntland iyo Galmudug,kuwaas oo Ciidamadda kula dardaarmay inay adkeyaan Nabadgaliyadda gobalka ,isla markaana kawadda shaqeyaan Xasiloonida gobalka.

Hoos Kadaawo Sawiradda

Exit mobile version