Site icon Radio Daljir

Ciidamo Al shabaab ka tirsan oo lagu laayey gobolka Baay

Xarakada Al shabaab ayaa werar ku qaaday saldhigyo Ciidamada AMISON iyo kuwa dawlada goboleedka Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin deegano ka tirsan gobolka Baay ,kuwaasoo kala ah Bardaale , Qansax Dheere,Goof Guduud .

Weerarkan ay Al shabaab ku soo qaadeen deegaanadaas xalay saqdii dhexe  ayaa waxa ay kala kulmeen khasaaro xooggan.

Exit mobile version