Ciidamaddda Dowladda oo Howlgalo Kawadda Gobalka Shabeelaha Hoose

Ciidamaddda Dowladda oo Howlgalo Kawadda Gobalka Shabeelaha Hoose

Ciidamadda Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maalmihii ugu dambeyeey howlgalo xoogan kawaday gobalka Shabeelaha Hoose ,kaas oo ay kula dagalamayeen Ururka Alshabaab,

Howlgalladaan ayaa ahaa kuwo lagu xaqiijinayay dhanka amniga sida uu Warbaahinta u sheegay taliyaha Guutada lixaad ee ciidamada Xoogga dalka Gaashaanle Carab,isago sheegay in howlgalkan uu yahay mid lagula dagaalamayo Alshabaab.

Taliyaha ayaa sheegay in Ciidamadu Howlgalada ay ka bilaabeen Tulooyinka kala ah Warmaxan, tixsiile iyo Bilweyne oo dhamaanba ka tirsan gobalka Shabeelaha Hoose

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com