Ciidamadda Puntland oo dagaalki Tukaraq ku qabsaday Gadiid dagaal (Sawiro)

Ciidamadda Puntland oo dagaalki Tukaraq ku qabsaday Gadiid dagaal (Sawiro)

Ciidamadda Difaaca Puntland iyo saraakisha ayaa Saxaafadda usoo bandhigay Gadiid dagaal oo isugu jirra Gadiid dagaal iyo kuwa hubka Culus qaada,iyado Wasiiro katirsan Puntland ay gareen halka uu dagaalku kadhacay.

Dagaalkii saaka ayaa waxaa kadhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac waa Puntland iyo somaliland,waxaana saraakisha Puntland ay shegeen inay sido kale gacanta ku hayaan maxaabis.

Hoos kadaawo sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com