Ciidamadda Jubbaland oo qaadaya howlgal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Ciidamadda Jubbaland oo qaadaya howlgal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Madaxwayne ku Xigeenka Labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga Dheere oo muqdisho loogu sameeyay xaflad soo dhawayn ah ayaa sheegay in alshabaab dhawaan laga xorayn doono deegano ka tirsan jubbaland oo ay gacanta ku hayaan sida uu hadalka u dhigay.

ugu horeen waxaa goobta kahadlay qaar kamid ah wax garadkii halkaasi ku soo dhaweeyay ,waxaan hadalka kaga dambeenaya Madaxweyne kuxigeenka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com