Ciidamadda Dowladda oo weraaray Guriga Senator Cabdiqaybid & Cabdiqaybid oo Saxaafada la hadlay (dhegayso)

Ciidamadda Dowladda oo weraaray Guriga Senator Cabdiqaybid & Cabdiqaybid oo Saxaafada la hadlay (dhegayso)

Ciidamo katirsan dawlada federaalka ee Sooomaaliya ayaa maanta weeraray hoyga uu ku leeyahay magaalada Muqdsiho Senator Cabdi qaybdiid oo katirsan aqal sare ee Soomaaliya.

Cabdi Qaydiid oo gordhawayd oo saxaafada kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in uu gurigiisa ay weerareen ciidamada dawlada. uusan garanayn sababta ll weeraray.

Dhanka kale madaxwaynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo Soomaaliya oo bartiisa twitterka soo dhigay qoraal koban ayaa sheegay inuu amray in la baaro cidi kadambeysay weerarkaas .islamarkaana u ahaa fal sharci darro ah.

Madawayne Farmaajo ayaa sheegay in uu amray taliayaha ciidanka xoga dalka Soomaaliya General Gorod uu baaris dag dag ah kusameeyo.

Hoos kadhagayso Cabdiqaybid oo ka hadlaya arrimahas

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com