Site icon Radio Daljir

Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo 2 dhalinyaro toogtay

Ciidamada xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgal balaaran ka wada magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Muqdisho.

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in howlgalka saakay oo ay ka fuliyeen degmada Dharkiinley ee gobolka Banaadir lagu toogtay laba dhalinyaro ah oo ku howlanaa falal amaan darro.

Howlgalka ayaa saraakiishu sii faahfaahin.

 

Exit mobile version