Ciidamada uu hogaamiyo Janeraal Xaftar oo horjoogsaday dhoofinta Saliidda Libiya

Ciidamada uu hogaamiyo Janeraal Xaftar oo horjoogsaday dhoofinta Saliidda Libiya

Ciidamo uu hoggaamiyo General Khaliifa Xaftar oo ah nin mucaarad ku ah dawladda uu caalamku aqoonsan yahay ee dalka Libiya ayaa horjoogsaday dhoofinta shiidaalka ee dalkaas.

Tallaabadaan ayaa kusoo aadeyso xilli lagu wado in maanta uu shir dib u heshiisiin ahi dalka Jarmalka uga furmo kooxaha ku dirirsan dalka Libiya.

General Xafta oo qeyb ah shirkaas ayaa joojiyey shiidaalka laga dhoofiyo dekedaha uu gacanta ku hayo.

Jeneraalka ayaa qeyb ah shirkaasi maanta lagu wado inuu furmo,kas oo looga hadli doono arrimo ku saabsan xal u helida dagaalada sokeeye ee xilligaan ka aloosan Gudaha dalka Libya.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com