CIIDAMADA PUNTLAND OO KU GUULAYSTAY IN AY QAADAAN JIDGOOYO AY DHIGTEEN MALEYSHIYO HUBAYSAN (daawo)

CIIDAMADA PUNTLAND OO KU GUULAYSTAY IN AY QAADAAN JIDGOOYO AY DHIGTEEN MALEYSHIYO HUBAYSAN (daawo)

Dowladda Puntland ayaa ciidamo u dirtay gobolka Gardafuu oo ay maleyshiyo hubaysan ay jidgooyo u dhigteen dadka deegaanka.

Ciidamo katirsan madaxtooyada Puntland ayaa gaaray deegaankaasi,iyadoo maleyshiyadii jidgooyada dhigatay ay ka baxxsadeen goobta markii ay ka war heleen in ay kusoo wajahanyihiin ciidamada amniga.

Guddoomiyaha gobolka Gardafu Muuse Saalax Guuleed ayaa Daljir uwaramay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com