Site icon Radio Daljir

Ciidamada PSFta Puntland oo fashilay qarax lagu aasay suuqa Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada PSFta Puntland ayaa magaalada Bosaaso waxa ay caawa ku fashileen qarax miino oo lagu aasay baratamaha suuqa Bosaaso.

Hadaba sidee ayay ciidamada ku ogaadeen qaraxan?

Dhegayso.

Exit mobile version