Site icon Radio Daljir

Ciidamada Nisa oo gacanta ku soo dhigay xubno ka tirsan Shabaab iyo Daacish

Qoraal lagu daabacay barta twetterka ee Nisa ayaa lagu yiri ” howlgal hay’adaha amnigu ka fuliteen banaanka magaalada Muqdisho waxa ay gacanta ku soo dhigeen laba xubnood oo ka tirsan Daacish iyo hubkoodii iyaga oo maleegayay dilal loo geysto dad shacab ah.

Ciidamada amaanka ayaa tilmaamay in howlgalkan uu ka dhacay banaanka magaalada ay u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan xubnahan.

Exit mobile version