Ciidamada Jubaland oo soo bandhigay xubno katirsaN Al-shabaab oo howlgal lagu soo qabtay ( Sawiro)

Ciidamada Jubaland oo soo bandhigay xubno katirsaN Al-shabaab oo howlgal lagu soo qabtay ( Sawiro)

Ciidamada amniga ee maamul goboleedka Jubaland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen Tuulooyin hoos yimaada magaalada Jamaame,waxa ay ku soo qab qabteen xubno katirsan Argagixisada Al-shabaab.

Tuulooyinka howlgalka laga sameeyay ayaa waxaa kamid ah Heynerow, Soomarey, Janal Ajey iyo Yirey oo dhammaan hoostaga magaalada Jamaame.

xubanahan ayaa dhibaato ku hayay dadka deegaanka iyagoo si qasab ah uga qaadayay xoolohooda.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com