Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya oo adkeeyey ammaanka Muqdisho

HomeWararka

Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya oo adkeeyey ammaanka Muqdisho

Ciidamada amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa saakay wada howlgal balaaran oo lagu sugayo ammaanka magaalada Muqdisho, iyadoona ciidamo bada

MX Cirro: Laba aqoonyahan, goobo kala duwan, waxtare iyo waxmatare (Qormo)
Dowladda Federaalka oo baaraysa sababta maxaabis xabsi kujira ay ku heleen Hub
Guddiga doorashada oo baaq u diray maamul goboleedyada

Ciidamada amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa saakay wada howlgal balaaran oo lagu sugayo ammaanka magaalada Muqdisho, iyadoona ciidamo badan la dhigay isgooysyada waawayn ee magaalada Muqdisho oo ay ka mid yihiin KM4, Zoobe iyo Tarabuunka.

Howlgalada ayaa la sheegay ciidamada inay su’aalo ku waydiinayaan dadka, sidoo kalena la yareeyey dhaqdhaqaaqa gaadiidka dadwaynaha.

Dowladda Soomaaliya kama aysan hadlin howlgaladan, balse waxaa ay kusoo beegmaysaa iyadoo la xiray siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo kasoo horjeeday dowladda Soomaaliya, horayna wasiir uga soo noqday xukuumaddii KMG ahayd ee madaxwayne Shariif Sheekh Axmed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: