Ciidamada ammaanka ee gobolka Bari oo ku raad jooga dil nabadoon loogu gaystay Bosaso

Ciidamada ammaanka ee gobolka Bari oo ku raad jooga dil nabadoon loogu gaystay Bosaso

Ciidamada ammaanka ee gobolka Bari ayaa wada howlgallo balaaran oo lagu baadi goobayo kooxihii gaystay dilka nabadoon Saciid Maxamed Waare oo xalay loogu gaystay magaalada Bosaso.

Dilka ayaa kadhacay bartamaha magaalada Bosaso.

Nabadoonka ayaa waxaa uu ahaa nin dhalinyarro ah, iyadoona uu ka mid ahaa bulshada gobolka Bari, lana oga waxa dilkiisa uu salka ku hayo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com