Category: Wararka
-
Shirka Soomaaliya & Beesha Caalamka oo Muqdisho ka furmay
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga ee Partnership Forum, kaas oo ay ka qeyb-galayaan Madaxda dowladda, Dowlad Goboleedyada iyo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya. Shirka oo uu furay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble goobjoogna ka yihiin Xubno kamid ah Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa sidoo kale Aalada…
-
Kaluumaystada degmadda Banderbayla oo ka cabanaya maraakibta jariifka (dhegayso)
Maraakiib iyo doonyo kalluumaysi oo ajaanib ah ayaa xiligaan ku sugan degmada B/bayla ee gobolka Karkaar, kuwaasi oo ishortaag ku sameeyey kalluumaysatada iyo dadka ka shaqaysta aargoostada inay badda u shaqo tagaan. dadka degaanka oo la soo xiriiray Radio Daljir ayaa sheegay in dhibaato xoogan ka haysto inay xeebahas u kaluumaystaan maraakibta jiriifka. Hoos kaga…
-
Muqdisho: Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray xaaladda Baladweyne
Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay War kasoo saareen xaalada ka taagan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyaga oo ku baaqay in xal laga gaaro arrimaha ka taagan Maamulka Hir-Shabeelle. Qoraal kasoo baxay musharixiinta Madaxweynaha Soomaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ay walaac xoogleh ka muujinayaan xasilooni darrada ka jirta gobolka Hiiraan…
-
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Doolow daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Dhegayso.
-
Jigjiga: Dareenka Macalimiin maanta ka qalin jabisay Kuliyada Macalimiinta ee D.r Cabdi Majiid
-
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Doolow, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.
-
Dallda PUNSA oo Garoowe ku qabatay dood ku saabsan qiima dhacay shilinka Soomaaliga ee Puntland (daawo)
-
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.
-
Dowladda Somalia oo dalbatay in meesha laga saaro guddiga ka hortagga Burcad badeedda
Dowladda Soomaaliya ayaa golaha amaanka qaramada midoobay ugudbisay qoraal ku saabsan in la kala diro guddiga xiriirka ka hortaga burcad badeed Soomaaliya kadib markii aan sedexdii sano la soo dhaafay aan dalka laga diwaan galinin kiis afduub ee xaabadaha dalka. Danjiraha qaramada midoobay ufadhiya Soomaaliya Amb Abuukar Daahir Cismaan Baale oo wareysi gaar ah siiyay…
-
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantastik, hoos ka dhegayso.
-
Garoowe: Shacabka oo ka Banaanbaxay qiima dhaca shiling Somaaliga (Daawo)
Garowe: Dad tiro badan ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada kuwaasoo cabashadooda kusoo bandhigaya banaanbax nabadeed, Inta badan goobaha ganacsiguna waxay ahaayeen kuwo aan shaqo ka socon.
-
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faadumo dagan. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.