Category: Wararka
-
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Xasan heykal, Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal.
-
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle.
-
SHACABKA KU DHAQAN XAAFADA 12AAD EE MAGAALADA JIGJIGA OO SOO DHAWEEYAY DHISMAHA WADDO MUHIIM AH OO XAAFADA DHEXMARTA. (dhegayso)
Wariyaha Daljir ee magaalada Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warbixintan ka diyaariyay waddadan loo furay xaafada 12aad. Dhegayso.
-
Garoowe: Caaqil Siciid Cismaan ( Shanlayste) oo baaq Nabadeed udiray beelihii ku dagaalamay gobolka Bari (dhegayso)
GCaaqil Siciid Cimaan ( Shanlayste) oo kamid ah waxgaradka gobolka Nugaal oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir Garoowe ayaa waxa uu baaq Nabadeed udiray beelihii ku diriray gobolka Bari.
-
Qurbajoogtii Puntland, ee dalka dib ugu soo laabatay: “Waxaan Baaq Nabadeed u direenaa beelihii ku dhagaalamay deegaanka Dharoore ee gobolka Bari” (dhegayso)
Aamino Cali Cilmi oo kamdi ah Qurbajoogtii Puntland, ee dalka dib ugu soo laabata ayaa baaq Nabadeed u dirayaa beelaha ku dhagaalamay deegaanka Dharoore ee gobolka Bari.
-
GAROOWE: CULIMO ISKU XILQAAMAY GURMADKA QOYSASKA DANYARTA AH (Warbixin)
Culimo iskood iskuxilqaamay ayaa Garoowe ka bilaabay in ay dadka ka Uruuriyaan Raashiin, Lacag, iyo Dhar, si loo gaarsiiyo qoysaska barakacayaasha ah ee Garoowe kunool, kuwaas oo qaarkood maalmihii la soo dhaafay waxba karsan, Guryahan kasoobixin gaajo darteed. 40 qoys ayay gaarsiiyeen Raashi, Dhar iyo Lacagba. Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya
-
Trump oo mar kale maamus ka xayuubin lagu sameeyay
232 mudane oo ka tirsna golaha Kongress Mareykanka ayaa u coddeeyey in xalka laga qaado madaxweyne Trump oo muddo xileedkiisa ka hartay 6 bari oo kaliya, halka 197 ay diideen in xilka laga qaado, iyadoo 4 ay ka aamustay, sida uu caddeeyay afhayeenka aqalka. Fadhiga golaha wakiilada ayaa waxaa ka maqanaa labo xubnood oo keli…
-
Maraykanka oo ka hadlay duqayn lagu dilay saraakil ka tirsan Alshabaab
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey Gobolka Baay. Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay shalay oo ku beegneyd 13/1/2021 ay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen degaanka…
-
Maxay kawada hadleen Xasan sheekh & Madaxweynaha Hiirshabeele
Cali Cabdullaahi Xuseen guudlaawe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wada kulamo uu la qaadanayo Xubnaha Midowga Musharixiinta, isaga oo kala hadlaya arrimaha khilaafka doorashooyinka. Guudlaawe ayaa waxaa uu la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana labada mas’uul ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka, iyo sidii looga…
-
Itoobiya oo soo bandhigtay xubnihii TPLF Ka tirsana ee la toogtay
Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan kooxda TPLF, oo dhawaanahanba ay daba joogtay, ka dib markiiay diideen inay si nabadgalyo ah isku dhiibaan. Ragga la dilay waxaa ku jira Seyoum Mesfin oo muddo dheer Ethiopia ka ahaa wasiirka arrimaha dibadda, kana soo jeeda qawmiyadda Tigrey, Abay Tsehaye iyo…