Category: Wararka
-
MUQDISHO & SIDA MAANTA LOOGA CIIDAY (SAWIRRO)
Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga Ciiday Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo, iyada oo Masaajida iyo Goobaha fagaaraayaasha lagu dukaday salaada Ciida. Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho ayay Maanta dadka ku dukadeen salaada Ciida, waxaana looga bartay inay kala qeyb galaan Madaxda sare ee dowladda balse Ciidan aysan…
-
Mareykanka oo Soomaalida u kordhiyey mudada sharciga KMG ah
Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas ayaa ku dhowaaqay in dadka Soomaalida ah ee sharciga aan ku lahayn Maraykanka 18 bilood lagu kordhiyey waqtiga ay sii joogi karaan waddankan. Waxa uu sidoo kale sheegay in Soomaaliya mar kale loo asteeyey inuu yahay waddan ay dhibaato ka taagan tahay. Dadkaasi joogitaanka loo kordhiyey…
-
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Xasan Sheekh “Waxaan ku baaqayaa in wixii lagu heshiiyay la fuliyo”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guud ahaan ummadda muslimiinta ah, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa, isagoo shacabka Soomaaliyeed ku booriyay in ay is cafiyaan oo danyarta garab istaag loo muujiyo. Waxaa uu sheegay in dalkaan uu haatan marayo meel xasaasi ah, balse kaliya looga gudbi karo in la…
-
Xoogaga Tigrayga oo weeraray deegaano ka tirsan Gobolka Canfarta
Afhayeen u hadlay Maamulka Canfarta ayaa sheegay in xoogaga ka soo jeeda waqooyiga Tigray ee waqooyiga Itoobiya ay weeraro ka gaysteen gobolka ay jaarka yihiin ee Canfarta. Dagaalyahanada Tigreega ayaa u gudbay Canfarta sabtidii aynu ka soo gudubnay ayaa waxaa ay dagaal la galeen ciidamo daacad u ah Maamulka Canfarta sida uu sheegay afhayeenka Canfarta…
-
Sidee looga ciiday maanta wadamada Islaamka?
Guud ahaan wadamada Islaamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa ee sanadkan. Waxaa saaka masaajidyada iyo fagaarayaasha waaweyn ee wadamada Islaamka iyo dalal badan oo ka le laga tukanaya salaada ciida. Shacabka muslimiinta ah ayaa isugu hambalyeynaya maalintan qiimaha badan, waxaana qaarkood ay isku booqanayaan guryaha, si ay muujiyaan…
-
Farmaajo: “Ummadda Soomaaliyeed waxaan u rajeynayaa in ay sannadkan sannadkiisa ku gaaraan horumar, barwaaqo, amni iyo isku duubni” (daawo)
Madaxweyna muddo xileedkiisabuu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga ay leeyihiin maalmahan barakaysan ee Ciidda Carafo, waxa uuna ku bogaadiyey dadka Soomaaliyeed in ay is kaalmeeyaan, kana shaqeeyaan danta guud oo amnigu uu ugu…
-
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxaa (daawo)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shucuubta Islaamka guud ahaan, gaar ahaanna Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ra’iisul Wasaaraha wuxuu Eebe uga baryay ummadda Islaamka in uu ka aqbalo ducada iyo acmaashii wanaagsaneyd ee ay la yimaadeen, uuna u dhaafo dambiyadooda.…
-
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
Cawayisn wanaagsan dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo nooga daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar.
-
DALJIR & DATOOR DHEGACADDE | CUNTADA & CAAFIMAADKA (Daawo)
DALJIR & DATOOR DHEGACADDE | CUNTADA & CAAFIMAADKA | QAYBTA 1AAD: DR CABDULQAADIR M JAAMAC DHEGACADDE KA BARO SIDA CUNTADA FIICAN CAAFIMAAD LOOGA HELO
-
NAAFADA PUNTLAND IYO CAQABADAHA AY KALA KULMAAN BULSHADA DHEXDEEDA (WARBIXIN)
Dallada Naafada Puntland ayaa Garowe loogu sooxiray Aqoonisweydaasi ku saabsan sidii loo ilaalin lahaa xuquuqda, Waxaana kasoo qeybgalay kulanka bulshada qeybaheeda kala duwan, Warbixintan wariye Xasan Baashe ayaa soo jeedinaya.
-
Diyaargarowga Ciida iyo Dhaqdhaqaaqa Suuqa weyn ee Garowe (daawo)
Diyaargarowga Ciida iyo Dhaqdhaqaaqa Suuqa | Xaawo Axmed ayaa warbixintan ka diyaarisay