Category: Wararka
-
Baydhabo Shir Goddoonka Barlamaanada oo Maalintii Labaad Socda (Sawiro)
Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay waxaa Maalintii labaad galay shirka Guddoonka Barlamaanada Maamul gobaleedyada iyo Federaalka,waxaana looga hadlaya Arrimo muhiim ah. Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,waxaana goobjoog ah Goddoonka Barlamaanaka Puntland ,Hiirshabeele,Koonfurgalbeed ,Galmudug,jubbaland , waxaana diirada lagu saaraya sidii Maddal ay ku midaysanyihiin u samaysanlahayeen. Hoos kadaawo…
-
Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Wariye Cumar Lakiman Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Talaado ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4372f80a010074f0c5b670/bar+sportiga+yamani+27Dec2017.mp3
-
Caaqil Siciid Xasan : “ Beelaha Walaalaha Cagaare Joojiya Xabadda oo Nabadda Kashaqeeya “(dhegayso)
Qaar kamid ah Waxgaradka Magaaladda Garowe oo maanta nagu soo booqday Xarunta Daljir Garowe ayaa Baaq Nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee Xurguftu ku dhexmarta Howdka gobalka sool. Caaqil siciid Cismaan Maxamuud oo kamid ah Caaqiladda Puntland ,gaar ahaan Garowe ayaa sheegay inay ugu baqayaan Beelaha isku haya Cagaare inay si deg deg ah…
-
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka hadlay Shaqsiyaadka Musuq Maasuqa sameeya (dhegayso)
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay dhamaatay xilligii dadka shacabka ah xoog lacago aan sharci ahaydn loogu qaadi jiray. Guddoomiyaha ayaa sheegay in cidii lagu qabtaa iyadoo shacabka lacago baad ah ka qaadeysa in talaabo sharci ah ay ka qaadayaan. Dhinaca kale wuxuu sheegay inay la dagaalamayaan Musuq…
-
Haweenka Cabudwaaq oo soo dhaweyeey Shir Nabadeed ka furmay Magaaladda (dhegayso)
Haweenka degmada Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay Heshiish Nabadeed oo u furmay Beelaha daga magaalada Caabudwaaq. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan ka soodiray Caabudwaaq http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a43443202010084eb094321/Warbixinta+Haweenka+degmada+Caabudwaaq+ayaa+soo+dhaweeyay+Heshiish+Nabadeed+oo+u+furmay+Beelaha+daga+magaalada+Caabudwaaq..mp3
-
Munaasabad Balaaran oo kadhan ah Afsomaliga oo lagu qabanayo Muqdisho (dhegayso)
Akadamiyada goboleedka Afsoomaaliga oo wad qabanqaban munasabada Balaran loogu dahfurayo Maddal bilah ah oo loogu magadaray Akadamiyada hormarinta Afsoomaaliga Munasbadaasi oo dhicdoon 28 bishaan oo ka dhacidoonto magaalada muqdisho, Gudoomiyah Akadamiyad goboleedka Afka Soomaaliga Pro.Maxamed Dahiir Afrax oo la hadlay Warabahinta Qaranka ayaa sheegay in munsabada balaran oo ay ka soo qeebgalyaan dadka daneeya Afsoomaaliga…
-
Qiimaha nolasha Garowe iyo kala iibsiga dhulka oo laga dayriyaay (dhegayso)
Eng Khaalid Axmed Faarax oo ah khabiir dhinaca dhulka ah ayaa ka hadlay maaraynta dhulka iyo Qiimaha nolasha Caasimadda Puntland ee Garowe. Khaalid ayaa sheegay in nolasha Garowe ay ka qaalisantahay Magalooyinka kale isago ka hadlay sido kale sababta qaaliga kadhigay Guryaha. Xarunta Daljir Garowe ayuu nagu soo boqday ,wuxuuna u waramay Wwariye Cabdixakiin Xuseen…
-
Hay’adda PAC oo kulan wacyigalin ah u qabatay Ardayda Jaamacadaha Gaalkacayo (dhegayso+Sawiro)
Hay.ada Ladagaalanka Cudurka HIV/AIDS U qabilsan Puntland ee PAC ayaa kulan wacsogalin ah uqabatay Ardayda Jaamacadaha, Shaqaalaha Cafiimaadka.iyo qaybaha kala Gadisan ee bulshada Magalaada Galkacayo kulanka oo kadhacay isbitaalka Guud ee Magaalada Galkacyo ayaa waxaa looga hadlayay sidii loo yarayn lahaa faquuqa lagu hayo dadaka lanool Xanuunka HIV. Wariye Shaafici Cabdiqaadir Warsame ayaa Warbixintan kaso…
-
Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga hadlay Colaada Cagaare
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlaye Dagaal beeleedyo ka taagan Deegaano katirsan Koofur Bari ee Gobolka Sool. Waxa uu sheegay in Dagaalkaasi daba dheeraaday uu saameyn ku yeeshay dadkii deegaankaasi degenaa, Madaxda Dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya ayuu ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan Daminta Colaaddaasi. Deegaanada Dirirta ka socoto ayuu ku…
-
Galmudug oo bilaabaysa qaadista Canshuuraha
Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Galmudug ay billaabeyso qaadista Canshuur mideysan kaddib markii sida uu sheegay la mideeyay Maamulka Galmudug. Siciid Siyaad, oo ah Wasiirka Maaliyadda Galmudug ayaa sheegay in canshuurta ay tahay laf dhabarta dowlad walba islamarkaana aysan jirin dowlad shaqeyn karta Canshuur la’aan. Waxaa uu xusay in isku tashi uu muhiim u yahay Maamulka Galmudug,waxaana…
-
Shirar Xal Loogu Raadinayo Xurgufihii Colaadeed ee Cagaarre oo Nairobi ka dhacay Bayaanna laga soo saaray (dhegayso+Daawo)
Shirar wadatashi nabadeed oo la xiriiray xal-u-helka xurgufihii colaadeed ee ka soo dhax cusboonayd oodwadaagta xoolaha dhaqatada ah ee Hawdka Cagaarre ayaa maalmihii ugu dambeeyey ka socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, shirarkaasi oo ay ka qaybgaleen siyaasiyiin, culimo awdiin iyo wax-ku-ool bulshada oo ka soo kala jeeda ehelada urtumaha dhibeed ay dhexmareen. Shirarkaasi lagu…