Category: Wararka

  • Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka

    Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka oo lagu gor-feynayay xaaladda amaan ee dalka, Xoojinta xiliga kala guurka iyo Wadashaqeynta hay’addaha amniga ee Beesha Caalamka. Shirkan oo diiradda lagu saarayay qorshaha diyaarinta ciidankii la waregi lahaa amniga dalka , kuwaaso oo badeli doona ciidanka…

  • Wasaaradda Maaliyadda DFS oo shir muhiim ah ku qabatay Muqdisho

    Wasaaradda Maaliyadda DFS oo shir muhiim ah ku qabatay Muqdisho

    Daah furkaan habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka ay dhawaan ansaxiyeen xilidhibanaada Golaha Shacabka ayaa waxaa qeyb ka ah howlaha shaqo ee horyaalo Wasaaradda Maaliyadda sidii ay sare ugu qaadi laheyd dhaqan gelinta howlaha Dowladda horyaala islamarkaane looga qeyb qaato Horumarka dalka, iyadoo habka loo soo bandhigaay dhaqan gelinta Miisaaniyada ay tahay mid ka duwan sanadihi…

  • Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo dhuusomareeb gaaray

    Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo dhuusomareeb gaaray

    Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunat gobolka Galgaduud waxaa Maanta gaaray wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed. Wafdiga gudoomiyaha ayaa siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay,waxaana wafdigiisa qeyb ka ahaa Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Cabduqaadir Macalin Nuur taliyihii hore ee Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliya Tuuryare iyo Masuuliyiin kale. Groonka Diyaaradaha Dhuusa Mareeb…

  • Wasiiro iyo xildhibaano qayb ka ahaa wafdigii madaxwayaha Soomaaliya oo kormeeray wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye Bosaaso (sawiro)

    Wasiiro iyo xildhibaano qayb ka ahaa wafdigii madaxwayaha Soomaaliya oo kormeeray wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye Bosaaso (sawiro)

    Wafdigii wasiirada iyo xildhibaanada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ee dhowaan gaaray Puntland ayaa booqday wakaaladda xoogga Korontada Umadda ee Eneeye Bosaso oo ka mid ah adeegyadada qaranka ee wali shaqeynaya. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa wasiiir kuxigeenka amniga Cabdinaasir Siciid Muuse, Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi, xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise (Maas) iyo masuuliyiin kale. Agaasimaha…

  • Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyeeyey Geeridii Fannaanada weyn ee Khadija Abdullahi Dalees

    Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyeeyey Geeridii Fannaanada weyn ee Khadija Abdullahi Dalees

    asiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa tacsi u direy qoyskii, bahda fannaaniinta iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii Fannaanada weyn ee caanka ah Marwo Khadiia Abdullahi Omar (Dalees) oo geeriyootay. Wasiir Eng. Yarisow ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun, geeridu waa xaq, Soomaaliya waxaa ka tagey fannaanad caan ah…

  • Fannaanadii qaranka Khadiija Dalays oo geeriyootay (dhegayso)

    Fannaanadii qaranka Khadiija Dalays oo geeriyootay (dhegayso)

    Allaha u naxariistee fannaanadii caanka ahayd Khadiijo Cabdullaahi Cali (Dalays) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada toronto ee caasimada dalka canada. Toronto – Allaha u naxariistee fannanadii Khadiijo Cabdullaahi Cali oo ku magac dheer (Daleys), oo ka mid ahaa fannanadii ugu caansanaa kuwa Soomaalida ayaa saaka ku geeriyooday magaalada toronto ee caasimada waddanka canada. Waxaa geerida…

  • Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso idinkaga soo jeedinaya Xuseen Madar. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. Hoos kadhegayso barnaamijka. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a5c7c6201010013b0a48582/Xulashada+Dalji+15%2CJanua%2C2018+Madar.mp3

  • Dad ku dhaawacmay weerarkii Soobe oo dib loogu celiyay Muqdisho

    Dad ku dhaawacmay weerarkii Soobe oo dib loogu celiyay Muqdisho

    Todobo iyo labaatan ka mid ah dhaawacyadii weerarkii Soobe ee 14kii October ee sanadkii hore kadhacay magaalada Muqdisho ayaa dib dalka loogu soo celiyay. Dadkan ayaa lagu soo daweeyay wadanka Suudaan oo ay gurmad caafimaad ay ugu fidiyeen dowladaha Suudaan iyo Imaaraatka Carabta. Weerarkii Soobe ayaa waxaa ku nafwaayay sadex boqol dad gaaraya, iyadoo inka…

  • Diyaarado duqeeyn ka gaystay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

    Diyaarado duqeeyn ka gaystay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

    Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya diyaarado dagaal inay duqayn ka gaysteen deegaano ka mid ah gobolka Gedo. Guddoomiyaha deegaanka Ceelwaaq ee gobolka Gedo Xasan Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegay duqaynta in lala beegsaday xubno katirsan Al-shabaab, inkastoo uu sheegay inay haynin khasaaraha dhabta ee gaaray. Mareykanka ayaa horey duqaymo uga fuliyay gobolada Soomaaliya, tan…

  • Biyo la’aan xoogan oo ka jirta deegaanka Xamur ee gobolka Nugaal (dhegayso)

    Biyo la’aan xoogan oo ka jirta deegaanka Xamur ee gobolka Nugaal (dhegayso)

    Biyo la’ aan xoogan ayaa soo wajahday bulshada deegaanka Xamur oo magaalada Garoowe  dhanka waqooyi  Bari uga beegan 60km. Biyo la’aantan ayaa waxaa ay saamaysay kumanaan qoys oo ku nool deegaanka iyo xoolaha ay dhaqanayeen. Wariye Faarax Yemeni ayaa waraystay Cabduqaadir Xasan Cismaan oo ka mid ah waxgaradka deegaanka Xamur. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a5c5cf3050100bd342e93de/waraysi+cabdi+qaadir+xasan+cismaan+oo+kamida+waxgaradka+degmada+xamur%281%29.mp3  

  • Madaxwayne Farmaajo oo xalay kulan la yeeshay maamulka Galmudug

    Madaxwayne Farmaajo oo xalay kulan la yeeshay maamulka Galmudug

    Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la yeeshay maamulka iyo shacabka Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo. Kulanka ayaa ahaa mid soo dhoweyn loogu muujinayay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo la filayo inuu booqasho ku tago deegaamada Galmudug. Xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf…

  • Cagaaran oo cisbitaal yeelatay (sawirro)

    Cagaaran oo cisbitaal yeelatay (sawirro)

    Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiwe Maxamed Cali Gaas  ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 jan-2018 ayaa waxaauu xadhiga kajaray cusbatlaaka magaalada Cagaaran ee gobolka Mudug. Madaxwaynaha dawladda Puntland  ayaa waxaa ku wehelinayay munaasabada xadhig jarka cusbataalka masuuliyiin katirsan labada gole ee dawladd  Puntland,  maamulka gobolka Mudug, kan degmada gaalkacayo, qaar katirsan saraaakiisha Madaxtooyada dawladda Puntland iyo…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com