Category: Wararka

  • Maamulka Koonfur Galbeed oo dagaalyahano shabaaab ah qabtay

    Maamulka Koonfur Galbeed oo dagaalyahano shabaaab ah qabtay

    Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dagaalyahano Shabaab oo nool, kuwaasi oo lagu qabtay deganada Maamulka Koonfur Galbeed. Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Abuukar Gacma oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu sheegay Shan nin oo dagaalyahano Shabaab iyo mootooyin ay isticmaalayeen inay qabteen ciidanka. Kadib hawlgal ay ka sameeyeen degaanka Manaas oo…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaaijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Kaga bogo wixii warar dal iyo dibad naga soo gaaray. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a5eac960a01009918d3d902/S%2BD_MCI_17Jan+2018+BSSO.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ku dhagayso barnaamijjka caawa qodobo xasaasi ah oo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dharagto arimaha taagan! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a5e52ec0101004ccaa5bf6c/C%2BD_MCI_16Jan+2018+BSSO1.MP3

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soo jeedinaya http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a5e314f080100f80dd27a9b/Warka+Fiidnimo+Xasan+Heykal+Bosaaso+talaado++16-1-2018.mp3

  • Madaxweyne Farmaajo oo  Dhuusa-mareeb  lagu soo dhaweyaay (Sawiro)

    Madaxweyne Farmaajo oo Dhuusa-mareeb lagu soo dhaweyaay (Sawiro)

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda Galmudug. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta Maamulka Galmudug oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), xubnaha labada Golle ee Galmudug iyo dadweyne fara badan oo Haween iyo caruur…

  • Kulan wadatashi ah oo kadhacay Xarunta wasaaradda qorsheynta Puntland ee Garoowe

    Kulan wadatashi ah oo kadhacay Xarunta wasaaradda qorsheynta Puntland ee Garoowe

    Kulankaan oo ahaa mid wada tashi ah ayaa waxaa looga hadlayey siyaasadda qiimaynta iyo kormeerka taas oo gundhiggeedu yahay sidii loo dhammaystiri lahaa siyaasaddaan isla markaana ay dhammaan hay’adaha kala duwan ee dawladda Puntland ugu wada shaqayn lahaayeen siyaasaddaasi. Ujeeda ugu weyn ee siyaasaddaan loo hirgelinayo ayaa sidii ay ugu wada shaqayn lahaayeen dhammaan hay’adaha…

  • Madaxweynaha Somaliland oo dulay dalka Itoobiya

    Madaxweynaha Somaliland oo dulay dalka Itoobiya

    Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2018 safar shaqo oo qaadan doona maalmo kooban ugu ambo-baxay dalka Itoobiya. Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa daba socda marti-qaad rasmi ah oo uu usoo diray ra’isal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegne, waxaana sida qorshuhu yahay uu…

  • kulan looga tashanaayay dhismaha wadada kala bayr iyo Caluula oo Boosaaso lagu qabtay (dhegayso)

    kulan looga tashanaayay dhismaha wadada kala bayr iyo Caluula oo Boosaaso lagu qabtay (dhegayso)

    kulan looga tashanaayay dhismaha wadada kala bayr iyo Caluula ee boosaaso kadhacay Waxaa ka qayb galay qaybaha kala odayaasha ee deganadaas. Warbixintan Wariye xasan heykal ayaa Bosaaso kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5a5e1130030100f6948be993/Warbixinta+Wadada+Caluula+iyo+kala+bayr+.MP3

  • Boosaaso laga daah-furay shirkad soo saarta kuraasta Balastika ah (dhegayso)

    Boosaaso laga daah-furay shirkad soo saarta kuraasta Balastika ah (dhegayso)

    Munaasabadda Daahfurka Warshadaa Kuraasta Plastic,ga ee Empeeye Group oo Ka dhacday Magaalada Bosaaso Xaflad si Heer sare ah loo soo agaasimay oo Lagu Maamuusayey Munaasabadda Daahfurka Warshada Kuraasta Plastic,ga ee Empeeye Group Ayaa ka dhacday Xarunta ay warsadaa ku leedahay Duleedka Bari ee Magaaladda Boosaaso, Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka…

  • Qaar kamid ah Xildhibaanada Gaalkacyo oo is Casilaya sabab? (dhegayso)

    Qaar kamid ah Xildhibaanada Gaalkacyo oo is Casilaya sabab? (dhegayso)

    Qaarka tirasan Xildhibaanada Golaha Degaanka Gaalkaco ayaa sheegay in ay iscasiyaan Hadii aysan dowlada dhexe iyo wasaarada arrimaha Guddaha waxkaqaban maamul xumo ay shegeen in ay ka jirto dowlada Hoose degamada Galkayo. Xildhibanadan oo Daljir la hadlay ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin maamul xumada baahday ee kajirta magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug.…

  • Shirkadda Korontada eeneeyo oo jawaab kabixiay eedayn uga timid Shirkadda Golis (dhegayso)

    Shirkadda Korontada eeneeyo oo jawaab kabixiay eedayn uga timid Shirkadda Golis (dhegayso)

    Maamulka wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye Bosaso ayaa ka jawaabtay cabasho ka timid shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Telcom oo ku eedeysay Eeneye inay jartay adeegyo Internet iyo land line-kadib markii ay ka joojisay baalayaal ku yaala Bosaso. Maamulka Eenye ayaa ka jawaabay eedaasi kasoo baxday shirkadda Golis, hoos kadhagayso warbixin uu ka diyaariyay Maxamud Cabdi…

  • Shir looga hadlayoMaaraynta  Masiibooyinka oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

    Shir looga hadlayoMaaraynta Masiibooyinka oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

    Mas’uuliyiinta Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Masuubiiyinka ayaa Muqdisho ka furtay shirka siyaasadda Qaran ee Maareynta Musiibooyinka. Munaasibadda daahfurka shirkan waxaa ka qeybgelaya mas’uuliyiinta Wasaaradda,hay’adaha kale ee dowladda iyo xubno ka socda wakiillada Caalamka iyo hay’daha samafalka ee Somaaliya ka howlgala. Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka waxaa ay ku cusub tahay Soomaaliya,waxaana horay u jiray iyada…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com