Category: Wararka

1 2,367 2,368 2,369 2,370 2,371 2,819 28428 / 33825 POSTS
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana caawa inoo daadihinya Subeer Shiikh Cabdi, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Gaalkacyo. [...]
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Radio Daljir uga Warramey Doorka Nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Radio Daljir uga Warramey Doorka Nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee Somaliya Gen. C/wali Jama Cabdulle "Gorod" oo maanta wareysi siiyey Radio Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha [...]
Madaxweyne Gaas oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweyne Gaas oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. [...]
Madaxweynaha Koonfur Galbeed shariif xasan oo Dhuusa-mareeb gaaray (dhegayso)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed shariif xasan oo Dhuusa-mareeb gaaray (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray magaaladda dhuusa-mareeb,halkaas oo si diiran madaxda galmudug ugu soo Dh [...]
Somaaliya oo lagu caawin doono lacag dhan $1.6 Bilyan

Somaaliya oo lagu caawin doono lacag dhan $1.6 Bilyan

Xasan Cali kheyre Raisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Muqdisho kaga qeyb galay Kulan looga hadlayay Qorshaha Arimaha Bini’aadanimada Soomaaliya Ee 2018 o [...]
Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo arbaco ah ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdi [...]
Somaliland iyo Puntland oo lagu baaqay inay shacabka u turaan (dhegayso)

Somaliland iyo Puntland oo lagu baaqay inay shacabka u turaan (dhegayso)

Bulshada rayidka ah uu ku baaqday in lajoojiyo dagaalka Tukaraq ee udhaxeya Puntland iyo soomalilaand ,Yusuf maxamad cismaan urxaad oo ah culumada ree [...]
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga DFS oo kormeeray Xarumaha Booliska Boosaaso (dhegayso)

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga DFS oo kormeeray Xarumaha Booliska Boosaaso (dhegayso)

Xildhibaano iyo wasiiro katirsan Dowladda federaalka oo maalmaan ku sugnaa Magaaladda Boosaaso ayaa kormeero ku sameyaay saldhigyada Booliska iyo xaru [...]
Munaasabad lagu daah-furayay dib u howlgalinta Naadiga Madbacada Qaranka oo Muqdisho kadhacday

Munaasabad lagu daah-furayay dib u howlgalinta Naadiga Madbacada Qaranka oo Muqdisho kadhacday

Munaasabad lagu daah-furayay dib u howlgalinta Naadiga Madbacada Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Muqdisho. Munaasabada waxaa ka qe [...]
Warkii Xulashada Daljir iyo Deeqo Ladan (dhegayso)

Warkii Xulashada Daljir iyo Deeqo Ladan (dhegayso)

Maalin wanaagsan ku soo dhowaada warkii duhurnimo oo kooban qaybna ka ah barnaamijka Xulashada Daljir, weriye Deeqo adan ayaa Boosaaso ka soo jeedina [...]
1 2,367 2,368 2,369 2,370 2,371 2,819 28428 / 33825 POSTS