Category: Wararka

  • Duqa Muqdisho iyo Odayaasha dhaqanka oo ka wada hadlay Amniga iyo horumarinta Caasimadda

    Duqa Muqdisho iyo Odayaasha dhaqanka oo ka wada hadlay Amniga iyo horumarinta Caasimadda

    -Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ayaa kala hadlay horumarka iyo amniga Caasimadda. Guddoomiyaha ayaa ku bogaadiyey odayaasha dhaqanka Gobolka sida ay ugu taaganyihiin horumarinta iyo dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, isagoona u ballan qaaday in tallooyinka…

  • Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa ku baaqay shir lagu soo afjarayo Colaadaha Waqooyiga Galgaduud (dhegayso)

    Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa ku baaqay shir lagu soo afjarayo Colaadaha Waqooyiga Galgaduud (dhegayso)

    Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayaa sheegay xili uu ka hadlayaay Caabudwaaq in loo bahaanyahay in la furro shirweyne balaaran oo lagu soo afjarayo Colaada Gobalka Galgaduud. Warbixintan Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa kaso diray Caabudwaaq. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9c20820b01006362e67b70/Warbixin+Madaxwayne+kuxigeenka+Galmudug+ayaa+ku+baaqay+shir+lagu+soo+afjarayo.mp3

  • Wasiirka Gaashandhiga oo Askar Ciidamadda Dowladda Katirsan Tababar u furay (dhegayso)

    Wasiirka Gaashandhiga oo Askar Ciidamadda Dowladda Katirsan Tababar u furay (dhegayso)

    Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa tababarkaan uu u furay Ciidamadaan oo katirsan Ururka 60-aad, ahna Dufcadii 4-aad oo tababar lasiiyo, waxa uu sheegay in Dowladda Federaalka Muhiimad gaar ah ay u leedahay. Waxa uu tilmaamay in ay ilaaliyaan Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo ah Hoyga Madaxda Dowladda Federaalka, amniga Madaxda iyo Madaxtooyada ayuu…

  • Somaaliya iyo Turkiga oo Heshiis Kala Saxiixday

    Somaaliya iyo Turkiga oo Heshiis Kala Saxiixday

    Munaasabadan oo ku saabsaneyd mid Mashaariic horumarineed ay ku kala saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Hay’adda Horumarinta dalka Turkiga ee TiKA ayaa ujeedada tahay wax ka qabadashada biya xireenada wabiga Shabeelle, Saabuuni iyo keydka Biyaha Xawaadleey, waxaana goobjoog ka ahaa Ku simaha Ra”iisul Wasaaraha ahna Ra”iisul Wasaare Ku_xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guleed, Qaar…

  • Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Kulan Kula Qaatey Xafiiskiisa Gudoomiyeyaashaa Gobolada Puntland.

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Kulan Kula Qaatey Xafiiskiisa Gudoomiyeyaashaa Gobolada Puntland.

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta oo ay taarikhdu tahay 04 March 2018 Waxaa uu kulan gaara xafiiskiisa kula qaatey Gudoomiye yaasha Gobolada Puntland. Kulankan uu Madaxweynaha Dawladda Puntland uu la qaatey Gudoomiyeyaasha Gobolada ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasaaradda arimaha gudaha, dawladaha hoose iyo hormarinta reer miyiga oo uu ka…

  • Ogeysiis | Xayeysiis: Saami Furan – Shirkadda Isgaarsiinta AMTEL | AMAL Group (dhegayso)

    Ogeysiis | Xayeysiis: Saami Furan – Shirkadda Isgaarsiinta AMTEL | AMAL Group (dhegayso)

    Shirkadda Isgaarsiinta AMTEL, qaybna ka ah AMAL Group waxa ay idin kugu bishaarayneysaa in ay si siman shaqada isgaarsiinta ugu bilaabi doonto gobolada Puntland iyo Soomaaliya oo dhan. Adeegyada AMTEL waxaa kamid noqon doona isgaarsiin hufan, Internet xawaare sare leh, mobile money leh dhigasho iyo dhaqasho. Hadaba  AMTEL waxa ay shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareynaysaa in …

  • Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

    Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

    Maanka Dadwaynaha iyo Microofanka Daljir waa xubin dhagaystayaasha ay kaga hadllaan waxyaabaha maankooda ka guuxaya siyaasadda, arimaha bulshada iyo dhaqaalaha. Maxamud Fantastic ayaa Dajir Qardho kasoo diyaariyay Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9c18210901009d6d378309/Maanka+Dadwaynaha+iyo+Magarofonka+Daljir+4_3_2018+by+Fantastic+.mp3

  • Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Walaac laga muujiyay nidaamka doorasho ee Puntland (dhegayso)

    Walaac laga muujiyay nidaamka doorasho ee Puntland (dhegayso)

    Shalay guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa shahaado guddoonsiiyay shan urur siyaasadeed oo horay looga dhawaaqay Puntland, qaybna ka noqon doona qorshaha hirgelinta nidaamka xisbiyada badan ee Puntland oo ka mid ahaa balanqaadyada madaxwaynaha Puntland ee mudo xileedkiisu gabagabada yahay. Nidaamka xisbiyada badan ee Puntland oo xukuumadihii hore Puntland usoo maray ay kusoo fashilmeen inay hirgaliyaan…

  • Ruushka oo ku baaqay in la taageero ciidamada Soomaaliya

    Ruushka oo ku baaqay in la taageero ciidamada Soomaaliya

    Dowladda Ruushka ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka inay taageerto dhismaha  ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM. Wasiirka arimaha dibadda ee Ruushka Sergio Lavrov oo waraysi siinayay wargayska The Reporter ee dalka Itoobiya ayaa sheegay AMISOM inay sii wadi doonaan taageeridda Soomaaliya iyo gacan ku haynta meelaha muhiimka ee dowladda la dagaalanka AL-shabaab oo uu sheegay in gobolka…

  • Ciidamo gadoodsan oo la wareegay bankiga iyo wasaaradda maaliyadda ee Qardho

    Ciidamo gadoodsan oo la wareegay bankiga iyo wasaaradda maaliyadda ee Qardho

    Ciidamo katirsan birmadka Puntland oo gadoodsan ayaa la wareegay bankiga iyo xafiiska wasaaradda maaliyadda Puntland ee magaalada Qardho. Saraakiisha ciidamadan hogaaminaysa ayaa ku doodaya inay helin mushaarkooda muddo afar bilood ah, taasina ay sababtay inay shaqada ay hor-istaagaan. Wariyeyaasha Daljir Qardho oo booqday Bankiga iyo xafiiska wasaaradda maaliyadda Puntland ee magaalada Qardho ayaa kusoo waramaya…

  • Waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

    Waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

    Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa dib u furay qaar ka mid ah isgooysyada magaalada Muqdisho oo xirnaa maalmihii lasoo dhaafay. Isgooysyada Muqdisho ayaa loo xiray sababo amni, kadib markii weeraro lagu qaaday xarumo dowladeed. Shacabka magaalada Muqdisho ayaa qaarkood sheegay inay dhibaato ku qabaan xirnaashiyaha waddooyinka, inkastoo waddooyinka loo xiray badbaadinta dhiigga shacabka ee bartilmaameedka…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com