Category: Wararka

  • Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo ka bilaawday Brussels

    Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo ka bilaawday Brussels

    Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa waxa uu ka bilaawday magaalada Brussels ee dalka Belgium. Shirka oo ay ka qeyb gelayaan qaar kamid ah madax dowladaha taageera Soomaaliya, ayaa waxaa looga hadlayaa ammaanka Soomaaliya, tayeynta ciidanka iyo hanaanka ugu haboon ee ciidanka…

  • Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac  ,Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ,Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Cabduwaaq ka soo jeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • RW Xasan Cali khayre oo Gaaray Dalka Belgium-ka

    RW Xasan Cali khayre oo Gaaray Dalka Belgium-ka

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka,halkaas oo uu ka furmayo shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya,gaar ahaan dhismaha ciidamada. Shirkaas oo wadamada Yurub iyo kuwa daneeya arrimaha Soomaaliya ay isugu imaanayaan ayaa dawladda Soomaaliya waxa ay la tagaysaa qorshe ay doonayso in…

  • Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo dhawaan la qabanayo

    Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo dhawaan la qabanayo

    Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah uga shaqeeynayaan qabanqaabada Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka. Guddi ka kooban Wasaaradda iyo labada Guddi ayaa waxaa dhawaan loo xilsaaray agaasimidda Shir-weynaha Qaran, iyaga oo maalmahanba lahaa shirar…

  • AMISOM oo sheegtay inay ku adkaanayso dagaalka lagula jiro Alshabaab

    AMISOM oo sheegtay inay ku adkaanayso dagaalka lagula jiro Alshabaab

    Afhayeenka Hawlgalka AMISOM, G/sare Richard Nyabuti Omwega oo Suxufiyiinta kula hadlay Hotel ku yaalla magaalladda Muqdisho, waxa u utilmaamay inay Awoodii Alshabaab hoos u dhigeen, waa sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna sii raaciyey inay weli cabsi ku hayaan Ammaanka Somalia. Waxa uu tilmaamay inay Alshabaab isticmaalaan miinooyinka IEDs iyo inay geystaan Weeraro, isla markaana…

  • Ciidanka Kenya oo baadi goobaya Rag katirsan Alshabaab

    Ciidanka Kenya oo baadi goobaya Rag katirsan Alshabaab

    Booliska Dalka Kenya ayaa degaannada Xeebta ah iyo Gobollada kale ka baadi goobaya xubnaha lagu tuhmayo in AL-shabaab auy ka caawiyaan qorashada dhallinyarada u dagaallanta . Kilifi iyo Lamu,waxaa dhawaan dib loogu celiyay 13 dhallinyaro ah oo ciidanka Difaaca Kenya ay sheegteen in ay xoog uga furteen AL-shabaab kuwaas oo ay sheegeen in ay ku…

  • Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Xasan Heykal. Kaga bogo wixii warar dal iyo dibad naga soo gaaray. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae91398050100c16ee6957c/SD_Xasan+Heykla+_Bosaaso_02_May_2018sax+sax++.mp3

  • Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae91330fe0000760d9c038c/Warka%2CSubaxnimo%2CXuseenmadar%2C02%2CMay%2C2018.mp3

  • Awoodda dowlo, doorka degmo, kan aqoonyahan iyo casharada canshuur ururinta

    Awoodda dowlo, doorka degmo, kan aqoonyahan iyo casharada canshuur ururinta

    Mawduucii hore ee “Siyaasiga waano ma deeqdo ee xisaabtan baa deeqa” waxa aan diiradda ku saarney waxqabadka looga fadhiyo Guddoomiye Degmo iyo la xisaabtanka sida uu hadba uga soo dhalaalo hawsha loo igmaday. Haddaba aan Guddoomiyaha iyo shacabkiisa xisaabtanka uga fadhiyo u dulmarno in dowladi tahay degmooyin isbiirsadey, degmo kastana, mid yar iyo mid weynba,…

  • Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal. Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae8b8210001004173d40001/CD+Xasan+Heykal+Bosaaso+1-5-2018+Talaado++sax.mp3

  • Puntland oo Imaradka uga mahadcelisay soo dhaweynta shacabka Somaliyeed (Warsaxafadeed)

    Puntland oo Imaradka uga mahadcelisay soo dhaweynta shacabka Somaliyeed (Warsaxafadeed)

    Puntland ayaa dowladda Isutaga Imaraadka Carabta waxay uga mahadcelisay Soo dhaweynta iyo daganaanshaha ay siisay shacabka Somaliyeed iyo waliba dal ku galka Imaraadka. Hadalkan ayaa lagu sheegay Warsaxafadeed kaso baxay Aqalka Madaxtooyadda Puntland,iyado Lagu amanay dowladda Imaradka qaabka wanaagsan ay shacabka ay ugu soo dhaweysay dalkeeda Somaali farabaddan. Hoos ka akhri

  • Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Gaalkacyo. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae893640601001527fec412/Warka+Fiidinimo+M+Lakiman+Galkcyo_1+May_2018+.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com