Category: Wararka

1 203 204 205 206 207 2,819 2460 / 33825 POSTS
Madaxweynaha Puntland oo eedeyn loo jeediyeey

Madaxweynaha Puntland oo eedeyn loo jeediyeey

Madasha siyaadadda Puntland oo ku tumasho sharci iyo ku xad-gudub dastuur ku eedaysay xukuumadda Mweyne Siciid Cabdillaahi Deni. [...]
BEENTA & AQOONDARADA EDNA ADAN

BEENTA & AQOONDARADA EDNA ADAN

Dr. Maxamed Awad Abbas: "Waxaad modda dadku in aysan weli baran caqliga maran ee Edna Adan. Waa beenabuur ah inay tiraahdo waxaa la igu casumay Barlam [...]
XOREYNTA SSC-KHAATUMO & YAGLEELKA DAWLAD GOBOLEEDKA SSC-KHAATUMO

XOREYNTA SSC-KHAATUMO & YAGLEELKA DAWLAD GOBOLEEDKA SSC-KHAATUMO

Dr. Mahamed Awad Abbas: "Bulshadda SSC KHAATUMO difaac ayey weli ku jiraan, Madaxweyne Deni asna haddalkiisa waan boggaadinaynaa" | Q1aad ee waraysi x [...]
Dekada Garacad waxaa ku sooxirtay Markab sida konteen-dharo | Abdiwali Cuurshe

Dekada Garacad waxaa ku sooxirtay Markab sida konteen-dharo | Abdiwali Cuurshe

Markabka weyn ee kontaynarada TRITEX GLORY oo ka soo gooshay Dekedda Sharjah ayaa ku soo xirtay Dekedda Garacad. Waa safarkii ugu horreeyey ee TRITEX [...]
Abwaan shinbiraaye: “18 may waxey noogu beegantahey maalinata Qashinka iyo ololaha Nadaafada Umadda Soomaaliyeed

Abwaan shinbiraaye: “18 may waxey noogu beegantahey maalinata Qashinka iyo ololaha Nadaafada Umadda Soomaaliyeed

"18 may waxey noogu beegantahey maalinata Qashinka iyo ololaha Nadaafada Umadda Soomaaliyeed waxaan leeyahey maalinta Hanbalyo" Abwaan Cabdiraxmaan Xa [...]
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiir ku-xigeenka Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiir ku-xigeenka Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiir Ku Xigeenka Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliy [...]
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Catriona Laing u magacaabay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Catriona Laing u magacaabay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska ergeyga cusub ee Soomaaliya iyo m [...]
1 203 204 205 206 207 2,819 2460 / 33825 POSTS