Category: Wararka
-
Shirka Isku-xirka Caddaaladda Oo Looga Dooday Dardar-gelinta Qorshaha Horumarinta Garsoorka Iyo Fulinta Go’aannaada Maxkamadaha
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee isku xirka bahda caddaalada dalka oo looga hadlay dardar gelinta qorshaha horumarinta hannaanka caddaaladda dalka, fulinta go’aannada maxkamadaha, la dagaallanka Dekumintiyada been-abuurka ah iyo qorshaha dib-u-habeynta arrimaha dhulka. Kulanka oo ahaa shirkii labaad ayaa ugu horayn waxaa looga hadlay waxyaabihii…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha ,ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani. Halkan ka dhagayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba77763fd0000b8e0ba9428/barnaamujka+ciyaaraha+yamani+bosaaso+23.9.2018.mp3
-
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta…
-
Ciidamada PSFta Puntland oo duleedka Bosaaso ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab (Sawiro)
Ciidanka Amniga ee sida gaarka ah u taba baran ee Puntland ,loona yaqaan PSFta ayaa howlaglo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka fuliyeen deegaano katirsan gobolada Bari ,Sanaag iyo Mudug . Ciidamada ayaa sheegay in ay bur buriyeen saldhigyo ay Al-shabaab iyo Daacish ay ku lahaayeen deegaanada kala ah . Madarshoon, Karin Xagarood, Mariidle, Diindigle iyo…
-
Burcad badeeda Nigeria oo Afduubatay Markab siday Qamadi iyo shaqaalihii saarnaa
Koox burcad badeed aha ayaa xeebaha dalka Nigeria waxa ay ka af duubteen Markab siday Qamadi oo aan ila iyo haatan la sheegin dalka uu u rarnaa . Markabkan ayaa waxaa saarnaa sida la sheegay 12 qof oo rakaab ah iyo 15 kamid ah shaqaalihii Markabka. Ciidamada Nigeria oo watay doonyo dheereya kuna rakiban hub casri ah…
-
Maxay ka wada hadleen Micheal Keating iyo Danjire Abuukar Cusmaan:? Akhriso
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Abuukar Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa kulan wadajir la qaatay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee xilka baneynaya Micheal Keating iyo Ergeyga cusub Nicholas Haysom. Kulan kooban oo Danjiraha la qaaday Labada Ergey ee xilka isku wareejinaya ayay ka wada hadleen xaalada Soomaaliya, dadaalada dowladdu wado iyo howlaha…
-
Wasiirkii deegaanka Puntland oo iscasilay iyo sababta iscasilaadiisa oo uu uga waramay Daljir (dhegayso )
Wasiirkii Deegaanka & Isbedelka Cimilada Puntland Dr Cali Cabdullaahi ayaa sheegay maanta in uu xilkii iska casilay . Wasiirka ayaa sheegay in warqada is casilaadiisa uu ugudbiyay Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa . Waxa uu sheegay in sababta uu xilika isga casilay ay tahay fashil ku yimid sadex mashruuc oo dhamantood muhiimad u lahaa Shacabka Puntland, kuwaas…
-
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda oo Loo Dhaariyey Xilkii Loo Magacaabay (Sawiro)
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23 Sep 2018 qasirga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Magaalada Boosaaso lagu dhaariyey Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Marwo Saynab Ugaas Yaasiin oo xilkaasi loo magacaabay 13 September 2018. Munaasibadda dhaarta oo ka qabsoontay Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Boosaaso ayaa waxaa fuliyey xubno ka tirsan Maxkamadda sare ee…
-
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba6dc31020100136ad00c91/SD_Garoowe+cXakiin+Xusein+Xassan+23+SEP+2018.mp3
-
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir Caabudwaaq. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba6dc190101003e7f3a0f73/Warka+S%2BD_cWaaq_Ayaanle+Cabdulaahi++23+Sep+2018.mp3
-
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba6ab4a0201000d67d003ad/C+D+Garoowe+By+cXakiin+Xusein+Xassan+22+SEP+2018.mp3
-
MKX Carrabeey: “Hadalka Farmaajo waa soodhaweynaynaa laakiin doorashada Galmudug waa 30ka bishaan” (dhegayso)
Xilli xiisadda siyaasadeed ee Galmudug ay marayso meel adag ayaa waxaa maanta qoraal uu soosaaray Madaxweyne Farmaajo ku sheegay in ay Xamar yimadaan dhinacyada isku haya Galmudug. Hadaba si aan wax uga oggaano mowqifka dhinacyada isku haya ee Galmudug ayaan waxaan la xiriirnay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carrabey oo dhawaan xildhibaano ku shiray dhuusamareb…