Category: Wararka
-
Ciidamadii Ururka ONLF oo Jigjiga ka dagay (Sawiro)
Magaalada Jigjiga ee dowladd deegaanka Itoobiya waxaa goor dhawayd ka soo dagtay Itoabiya Airlines, oo siday Ciidamadii Jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed,kuwaas oo ka soo ambabaxay magaalada Asmara ee Caasimadda Ereteriya. Ciidamadan ayaa mudo sanado ah dagaal kula jiray dowladda Itoobiya , waxaana saldhig u ahayd magaalada Asmara. Dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF ayaa dhawaan…
-
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena!…
-
Muuqaalka Bulshada: Daaweynta xanuunada jinka iyo sixirka iyo Xarunta Al-Cilaaj Daar -Taqwa (dhegayso)
Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha. Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay xanuunada ku dhaca dadka, sida Jinka ,sixirka iyo Umu sibyaanka , waxaan marti ku ah maamul xarunta Al-cilaajDaaru taqwa ee Bosaaso . wariye…
-
Gaas oo Qaramada Midoobay ka aqbalay in uu la heshiiyo Soomaaliland iyo Daljir oo ogaatay sababta
iyaadoo wali Puntland iyo Soomaaliland ay isku hor fadhiyaan mudu ka badan 10 bilood deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ,dhowr jeer uu dagaal ku dhexmaray Tukaraq ciidamada Puntland iyo kuwa mamaulka Soomaaliland , ayaa waxaa dhinaca kale bar bar socotay wadahadalo lagu dhex dhaxaadinayo labada maamul oo ay garwadeen ka tahay Qaramada Midoobay. radio Daljir ayaa…
-
Madaxwayne Trump oo laga sugayo jawaab inuu u helo doorkii dilka Jamaal Khashojji
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la waydiiyay inuu hayo aqoonsi buuxa inuu hayo oo ku saabsan dilka wariyaha Sacuudiga ee Jamaal Kashojji iyo inuu wax kaalin ah ku lahaa dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Jamhuuriga iyo hogaamiyeyaasha Dimuqraadiga waaxdooda qaabilsan arrimaha dibadda ayaa warqad u diray Donald Trump, iyagoona dalbanaya baaritaan labaad. Mr…
-
Diyaarado xalay duqeeyey koonfurta Mudug
Wararka laga helayo deegaanka Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inay xalay diyaarad dagaal ay duqayn ka fulisay deegaanka Miiroon oo u dhaxaysa Caad iyo Xarardheere. Lama oga duqaymahan khasaaraha ka dhashay iyo bartilmaameedkooda, balse waxaa deegaankaasi gacanta ku haya Al-shabaab. Wasaaradda warfaafinta ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa goor sii horaysay sheegtay duqayn shalay iyo…
-
Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka oo wada hadalo la leh masuuliyiinta Talyaaniga
Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulamo la leh masuuliyiinta wadanka Talyaaniga, waxaana shalay uu la kulmay raysal wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte. Kulank ayaa waxaa looga hadlay xiriirkii hore ee Talyaaniga iyo Soomaaliya iyo waxyaabihii uu ka qabtay dib u dhiska Soomaaliya ee mudadii burburka iyo kaalintii uu ka qaatay shirarkii dib u…
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya wariye Xasan Heykal. Hoos kaga bogo oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bf45ca5fd0000dd95c64fe8/CD+Xasan+Heykal+Bosaaso+20-11-218.mp3
-
Puntland iyo ganacsiga siyaasadda: Yaa xildhibaan kuu ah, yaa se wata musharraxa Madaxweyne? (dhegayso/daawo)
Dadku horta waddaniyiin ma yihiin? Dalkooda iyo dadkooda ma jecelyihiin oo ma u dhimanayaan?Xildhibaanada Puntland maxay dadka kale kaga duwanyihiin? Dalkooda ma ka war hayaan? Dadkooda ma ka war hayaan? Kuwa isticmaala ma yaqaaniin? Sida loo isticmaalo ma ka war hayaan? Sida loo isticmaali doono war ma ka hayaan? Ayagu ma iska warqabanaan? Adigu ma…
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bf43c1501010057a145f9c6/Warka+Fiidnimo+Xasan+Heykal+Bosaaso+20-11-2018++.mp3