Category: Wararka

1 1,910 1,911 1,912 1,913 1,914 2,819 22944 / 33825 POSTS
Dawladda Puntland oo ku dhawaaqday in si rasmi ah looga mamnuucay dalka Isticmaalka Bacda (dhegayso/Daawo)

Dawladda Puntland oo ku dhawaaqday in si rasmi ah looga mamnuucay dalka Isticmaalka Bacda (dhegayso/Daawo)

Dawladda ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in laga bilaabo 15 bisha December deegaanada Puntland aan lagu arki karin bacda noocay doonto ha noqotee . [...]
Dowladda Puntland oo soo saartay awaamiirta ammaanka doorashada Puntland (Daawo/Akhriso)

Dowladda Puntland oo soo saartay awaamiirta ammaanka doorashada Puntland (Daawo/Akhriso)

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad iyo taliyaha ciidamada amniga ee doorashada Puntland, ahna taliyaha ciidamada badda Cabdirisaa [...]
Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Kha [...]
Dacwaddii madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo baaqatay (Daawo)

Dacwaddii madaxwaynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa oo baaqatay (Daawo)

Dacwad u dhaxaysay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo kuxigeenkiisa Cabdixakiin Camey ayaa maanta baaqatay, iyadoo wariyeyaal katir [...]
Laba qof oo lagu weeraray Bosaso

Laba qof oo lagu weeraray Bosaso

Laba qof oo watay dhar shacab ah ayaa midna la dilay midna lagu dhaawacay dhabarka dambe ee dowladda hoose ee Bosaaso. Kooxo hubaysan ayaa la sheeg [...]
Madaxwaynaha Faransiiska oo qaaday talaabo uu ku joojinayo rabshadaha dalkiisa

Madaxwaynaha Faransiiska oo qaaday talaabo uu ku joojinayo rabshadaha dalkiisa

  Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa balanqaaday mushaar kordhinta ugu yar iyo dhimista canshuurta, isagoo ka jawaabaya dib [...]
Dhinacyada colaadda Yemen oo isku mari la’ mustaqbalka dekedda Xudayda

Dhinacyada colaadda Yemen oo isku mari la’ mustaqbalka dekedda Xudayda

Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yemen ayaa isku mari la' mustaqbalka magaalada dekedda ah ee Xudayda, iyadoo shir ay soo qabanqaabisay QM uu uu ka soc [...]
Faysal Cali Waraabe ” Waxaan ka shaqaynayaa in m/wayne Farmaajo xilka laga qaado” (dhegayso)

Faysal Cali Waraabe ” Waxaan ka shaqaynayaa in m/wayne Farmaajo xilka laga qaado” (dhegayso)

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo lagu yaqaano hadalo xamaasadaysan oo aanu la gaban ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka ba [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo La Kulmay Qaar Kamid ah Odayaasha Gaalkacayo (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo La Kulmay Qaar Kamid ah Odayaasha Gaalkacayo (Sawiro)

Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharrax Madaxweyne Puntland ayaa Waxa uu kulan gaar ah kula qaatay Hotel Sugulle odayaasha iyo hal-doorka degmada [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
1 1,910 1,911 1,912 1,913 1,914 2,819 22944 / 33825 POSTS