Category: Wararka

1 1,473 1,474 1,475 1,476 1,477 2,819 17700 / 33825 POSTS
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo digniin u diray dad diidan banaynta dhulka dowladda.(Daawo)

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo digniin u diray dad diidan banaynta dhulka dowladda.(Daawo)

Xili Puntland ay ka waddo Magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland banaynta dhulka & guryaha dowladda ayaa waxaa jiraa dad ka soo horjeeda wareejinta [...]
Madaxweynaha Hiirshabeele oo la Kulmay Safiirada UK Iyo Sweden Ee Soomaaliya

Madaxweynaha Hiirshabeele oo la Kulmay Safiirada UK Iyo Sweden Ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada muqdisho kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska Ee Soomaaliya am [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Madaxweynaha Puntland oo Caawa la kulmay Bulshadda Gobalka Bari.(Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Caawa la kulmay Bulshadda Gobalka Bari.(Daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni ayaa caawa Kulan balaaran la yeeshay Bulshadda Boosaaso,iyago su'aalo ku waydinayeey Madaxweynaha. Hoo [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Ra’iisul Wasaare khayre oo Guddoomiyay kulan looga hadlay Maal-gelinta Horumarinta khayraadka Biyaha

Ra’iisul Wasaare khayre oo Guddoomiyay kulan looga hadlay Maal-gelinta Horumarinta khayraadka Biyaha

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan qayb ka ah Shirka madasha iskaashiga Soomaliy [...]
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdulla [...]
Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fii [...]
Madaxa xukumadda Galmudug oo la kulmay Saraakil AMISOM ka tirsan.(Sawiro)

Madaxa xukumadda Galmudug oo la kulmay Saraakil AMISOM ka tirsan.(Sawiro)

Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Maanta kulan la qaatay Saraakiil kasocota yAmisom gaar ahaan Sectorka Gobalka Hiir [...]
Madaxdii hore ee dalka oo Muqdisho kaga dhawaaqay isbahaysi Cusub.(Daawo)

Madaxdii hore ee dalka oo Muqdisho kaga dhawaaqay isbahaysi Cusub.(Daawo)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madal ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda ee Soomaaliya, iyadoo madashaas ay ku jiraan illaa 10 [...]
1 1,473 1,474 1,475 1,476 1,477 2,819 17700 / 33825 POSTS