Category: Wararka
-
Iran oo sheegtay in ay heshay Ceelal Shidaal oo cusub
Dowladda Iran ayaa sheegtay inay heshay dhul ay baaxadiisu aad u weyntahay, isla markaana laga soo saari doono shidaal gaaraya 53 billion oo fuusto, si dhaqaalaha wadanka kor loogu qaado. Hadalkan waxaa warbaahinta dowladda ka sheegay Madaxweynaha dalka Iran Hassan Rouhani, xili uu la hadlayey dadweynaha reer Iran. Dhulka ay dowladda Iran sheegtay in laga…
-
Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay mashruuca dayactirka waddada iskuxirta Bosaaso iyo Garoowe (daawo)
-
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xuska dhalashada Nabigeena Maxamed CSW (dhegayso)
Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado. Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba…
-
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Garoowe ka soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed.
-
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka baaqday safarkii Beledweyne iyo dowladda oo saacado kooban ku hakisay garoonka Muqdisho madaxda Xisbiyada dalka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka baaqday safar lagu waday inuu maanta ku tago magaalada Beledweyne, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo dib u dhiciisa. Xubin ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa xaqiijiyay in safarkooda uu dib u dhacay, kaddib markii lagu soo wargeliyay in roobab ay ka da’een garoonka diyaaradaha…
-
liibiya oo Ruushka ku eedeesay hurinta colaada dalkaasi (Akhriso)
Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka liibiya Fathi Bashaga ayaa Ruushka ku eedeeyay in ay hurinayso dagaalada ka socda Liibiya, waxana uu Wasiirku ugu baaqay Mareykanka inuu kordhiyo dadaalkiisa si loo xaliyo khilaafka. Waraysi uu siiyay Wakaalada wararka Bloomberg isagoo ku sugan Tunis ka hor inta uusan booqan Mareykanka ayaa wasiirku waxa uu sheegay in Ruushku…
-
Madaxweynihii hore ee Brazil oo wacad ku maray inuu Brazil ka xorayn doono waalida (Akhriso )
Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa laga siidaayay xabsiga isagoo wacad ku maray inuu “Brazil ka xorayn doono waalida.” Madaxweynaha haatan talada haya, Jaire Bolsonaro, ayaa isla markiba weeraray isaga oo magaciisa sheegin. Da Silva, oo ahaa madaxweynaha Brazil intii u dhaxeysay sanadihii 2003dii ilaa 2010kii, wuxuu soo duubay muuqaal…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaanaya Daljir Sanaag kagana bogo wararkii ugu danbeeyey ee Puntland oo aysan ka marneyn kulankii maanta ee Barlamaanka Puntland iyo jawaabtii Madaxweyne Deni ee Xildhibaan Cawil Daad iyo waliba falaanqeyn ku saabsan…
-
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.
-
Dab ay dad ku dhinteen oo ka kacay Australia( daawo)