Category: Wararka
-
Madaxweyne Deni: “ Macali Al-shabaab ah iyo shahaado suuqa Bakaaraha taala waxba ku darsan mayno ”
https://www.facebook.com/RDaljir/videos/2536635566605717/?eid=ARCaWbBuJ6NKd8HknjVI7QwbDgKVpS04AiB1j2l1LTOIweCj-iLwzaVWCpTlSzw7eOgIA11RFVOvFD29
-
MAANHADAL: Doorashada Soomaaliya,khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsanyahay Dowladda Faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaan wali heshiis ka gaarin nooca doorasho ee dalka, waxaana lagu eedeeyey dowladda…
-
Wacaal Darey ah: Madaxtooyada Puntland oo Isugu yeertay Suxufiyiinta.
Inta badan Saxaafadda ka howl gasha magaalada Bosaso ayaa looga yeeray madaxtooyada magaalada, si ay u baahiyaan hadal uu jeedinayo madaxweyne Dr.Saciid Cabullaahi Deni oo Bosaso ku sugan. Madaxweynaha Puntland Dr.Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadli doona sida la sheegay arrimaha doorashooyinka dalka iyo khilaafka xoogan ee u dhexeeya Puntland iyo dowladda federaalka ah ee…
-
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale.
-
In kabadan 100 Macalin oo amni darro darteed uga cararay Mandheera Kenya
Sida uu daabacay Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Dalka Kenya, in ka badan 804 Macalin ayaa isaga baxday Magaalada Mandheera Gobolka Soomaalida ee Kenya Maamusho, kadib markii cabsi ay soo wajahday. Barayaashaan ayaa u dulqaadan waayay Xaaladda amni darro ee ka taagan ismaamulka iyo deegaanada kale ee ku teegsan sida Magaalada Garisa, waxaana kadib…
-
Al-shabaab oo Ceeldheer ku caleemo saartay Suldaanka cusub ee Beesha Waceysle
Kooxda Al-Shabaab ayaa Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ku caleema saartay Suldaan cusub oo ay yeelaneyso Beesha Waceysle ee Abgaal kaasoo kamid ahaa odayaashii taageersanaa kooxdaas. Kulankaan oo ay si weyn usoo diyaarisay kooxda Al-Shabaab isla markaasna ay ka qeyb galeen Odayaasha Dhaqanka, Haweenka, Dhallinyarada iyo Ardayda deegaanka Ceeldheer ayaa waxaa Suldaanka Beesha Waceysle loogu…
-
Dhakhtarkii ka digay khatarta Coronavirus oo Geeriyooday
Dhakhtar u dhashay dalka Shiine oo la tacaalayey samata bixinta dadka qaba caabuqa coronavirus ayaa markii dambe u geeriyooday cudurkaasi. Dhakhtarka ayaa lagu magacaaba Li Wenliang, waana dhakhtarkii ugu horeeyey ee ka digay khatarta caabuqa coronavirus bishii December ee sanadkii 2019. Li Wenliang wuxuu ka mid ahaa dhakhaatiirta ka howl galeysay isbitaalka guud ee magaalada…
-
Mareykanka oo dilay hoggaamiye sare oo katirsan Al Qaacida
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay dileen hogaamiyaha Al Qaacida ee gacanka Carbeed. Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Qasim al-Raymi, oo kooxdaas hogaaminayay tan iyo sanadkii 2015-ka lagu dilay hawlgal uu Mareykanka ka fuliyay gudaha dalka Yemen Ninkan la dilay ayaa lala xiriiriyay weeraro dhowr ah oo lagu qaaday…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliye S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa la kulmay wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr. James Swan. Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa James Swan kala hadlay xoojinta wada shaqeynta ammaanka Guud ee Dalka. Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa bogaadiyay shaqada adag ee ay hayaan Ciidamada Booliska Soomaaliya…
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. Hoos ka dhegayso. Hoos ka daawo.
-
Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Caweysnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso.