Category: Wararka
-
Wasiir laga helay Cudurka Coronavirus
Fayraska Corona wuxuu si aad ah ugu dhacay oo ku faafay dalka Shiinaha, laakiin wuxuu ku sii fiday bariga dhexe, Yurub, Ameerika iyo Afrika taasoo ku kaliftay dalal badan inay qaadaan tallaabo adag oo lagu xakameynayo cudurkan oo inta la ogyahay illaa iyo hadda ku dhacay 110,000 oo caalamka kala jooga isagoo dilay in ka…
-
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay inuu is casilayo haddii ay heshiin waayaan shacabka Buuloburte
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Carraale ayaa sheegay in uu iska casilayo xilka uu hayo haddii uu ku guuleysan waayo inay heshiiyaan shacabka degmada Buulo-burte. Cali Muxumad Carraale oo ku sugan magaalada Buuloburte ayaa warkan ka sheegay xili uu la hadlayay waxgaradka magaalada Buuloburte. “Aniga xilka aan hayo waan ka degeyaa haddii aanan arkeyn shacabka…
-
Guddiga qaban qaabada Maalmaha Xurriyada oo War soo saarey
War-Saxaafadeed kaso baxay Guddiga qaban qaabada 60-guurada Xuska Xoriyadda iyo Midnimada Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay Madaxda heer federaal iyo heer dowlad gobolleed in ay ka qeybqaataan xuska sannadkan 2020 oo loo aqoonsaday sannad ahmiyad gaar ah leh. Qoraalka oo ka kooban laba Bog ayaa lagu faah faahiyey sida ay u dhaceyso Munaasabadda Maalmaha xurriyada…
-
Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay shalay oo ku beegneyd 9/3/2020 ay duqeyn dhinaca cirka…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta DaljirGaroowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. Dhegayso.
-
Kooshin: Haddii aadan wanaagga Puntland war ka hayn aan maanta ku jahli bixiyo
Dad badan baa maqla ama ku sheekeysta xumaanta Puntland, laakiin xaqiiqadu taas ka duwan oo haddaba aan ku baro xaqiiqada dhabta ah oo dad badani aysan sheegin: 1. 1991-2020 Puntland waxay martigalisay kumannaan shacab ah oo ka soo hayaamay colaadihii Bartahama iyo Koonfurta Soomaaliya. Kuwaasi oo nolol, xorriyad, waxbarasho, shaqo iyo amniba ku helay, weli…
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe ( dhegayso )
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhalo. Hoos ka dhegayso.
-
Dhismaha Dekadda Garacad & Safiirka Jabuuti ee Somaaliya oo Dekedda Garacad Booqday (dhegayso | sawirro)
Magaaladda Garacad siiba dhismaha Dekadda Garacad waxaa boqoday maanta Safiirka Soomaaliya ee Jabuuti, waxaana safarka ku waheliyeey Wasiirka Arrimaha Gudaha Dumuqraadiyada iyo Federaalka Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad. Dhismaha Dekadda Garacad ayaa u socda sidii loogu talagalay, sida ay ku warbixiyeen maamulka Dekeddu. Warbixin waxaa ka diyaariyeey Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo Garoowe ku sugan.
-
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Wakiil James Swan? (daawo)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne KuXigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan. Hoos ka daawo Kulanka.
-
Guddoomiye ku xigeenka iskaashatada kaluumaysatada gobalka Bari oo soo dhaweyeey hakinta doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)
Gudoomiye ku xigeenka iskaashatada kaluumeysiga Gobalka Bari Muuse cali Muuse ayaa soo dhaweyeey go’aaanka xukumadda Puntland ku joojisay Doomaha kaluumeysiga shisheeye isgoo sheegay in wali ay jiraan Doomo si dhuumaaleysi ah usoo galayaha xeebaha Puntland. Guddoomiye ku xigeenka Ayaa Daljir uga Waramay Arrimo kala duwan,Wariye Hodan Sulub Diini oo ku sugan Xarunta Daljir ee Gaalkacyo…
-
Madaxweynaha Jubbaland oo maanta gaaray dhoobleey
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Socdaal dhinaca cirka ah ku tegay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Wafdiga Madaxweynaha oo ka ambabaxay Magaaada Kismaayo ayaa waxaa ku wehelinaya safarkiisa Xubno katirsan labada gole ee Jubaland iyo Sarakiisha Ciidamada kala duwan ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha oo maalmo kahor soo gaabiyay safar…
-
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.