Category: Wararka

1 1,273 1,274 1,275 1,276 1,277 2,819 15300 / 33825 POSTS
ARDAA Xalqaddii 70aad: Doorasho qof iyo cod ah maka qabsoomi kartaa dalka, dawladd dhexe se diyaar ma u tahay? (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 70aad: Doorasho qof iyo cod ah maka qabsoomi kartaa dalka, dawladd dhexe se diyaar ma u tahay? (dhegayso)

kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Doorasho qof iyo cod ah [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Madaxweynaha Puntland oo Xariga ka jaray Hotel Casri ah (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo Xariga ka jaray Hotel Casri ah (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray Hotel Martisoor, oo ah Hotel Casri ah oo laga hirgeliyay Caasimadd [...]
Liyuu Booliska Kilalka Canfarta oo weeraray Garbociise & Cadayti shacabna ku laayey

Liyuu Booliska Kilalka Canfarta oo weeraray Garbociise & Cadayti shacabna ku laayey

Ciidamada kilalka Cafarta ee loo yaqaan Liyuu Booliska ayaa maanta waxa ay weerar ku soo qaadeen tuulooyinka CADAYTI iyo GARBOCIISE ee xuduudka gobol [...]
Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigey Dhismaha Madaxtooyada Galmudug (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigey Dhismaha Madaxtooyada Galmudug (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta daah furay macruuc horumarineed oo lagu dhisayo Madaxtooyada Galmudug iyo Xar [...]
Hey’adda NISA oo sheegtay in Madaxii Amniyaadka gobolka Banaadir ee Al-Shabaab la dilay

Hey’adda NISA oo sheegtay in Madaxii Amniyaadka gobolka Banaadir ee Al-Shabaab la dilay

Hey’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in xalay Magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe lagu dilay Muuse Macalin oo sid [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user-99 [...]
Guddoomiyaha gobalka Mudug oo Daljir uga waramay Shirar nabadeyn ah oo ka socda Mudug (dhegayso)

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo Daljir uga waramay Shirar nabadeyn ah oo ka socda Mudug (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed muuse oo wareysi gaar ah siinayay warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay safaro Nabadeeyn ah oo maalmihii Danbe uu ku m [...]
Madaxweynaha Galmudug oo maamul u cusub magacabay dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug oo maamul u cusub magacabay dhuusamareeb

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Dhuusamareeb loogu Magacaabay inuu noqdo Cabdiraxmaan Cali Maxamed [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xariga ka jaray garoonka diyaarada Baraawe (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xariga ka jaray garoonka diyaarada Baraawe (Sawiro)

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo kusoo gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Gal [...]
Madaxweyne Deni oo la kulmay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya (Daawo)

Madaxweyne Deni oo la kulmay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxwyne Ku-xeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, ayaa kul [...]
Dagaal Ciidamada  DFS ku dhexmaray Dhuusamareeb

Dagaal Ciidamada DFS ku dhexmaray Dhuusamareeb

Dagaalkaan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay Xarunta Ciidanka Xoogga Qeybta 21 aad ee Dhuusomareeb,waxaana uu [...]
1 1,273 1,274 1,275 1,276 1,277 2,819 15300 / 33825 POSTS