Category: Wararka

  • Booliska DDS oo xiray dhammaan goobihii jaadka iyo makhaayadaha

    Booliska DDS oo xiray dhammaan goobihii jaadka iyo makhaayadaha

    Xafiiska nabadgaliyada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa amar degdeg ah ku bixiyey in la rawixiyo albaabadana loo laabo dhammaanba goobaha jaadka lagu iibiyo iyo makhaayadaha, oo shacabku si xad dhaaf ah iskugu yimaadaan. Dawladda ayaa dhawaan bulshada ugu baaqday in shacabku ka taxadaraan goobaha lagu kulmo. Digniinaha dawladda oo shacabku u hoggaansami waayeen dhammaan…

  • Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhalo. Hoos ka dhegayso.

  • Wasaaradda Caafimaadka oo ka war Bixisay xaaladda COVID-19 ee Dalka

    Wasaaradda Caafimaadka oo ka war Bixisay xaaladda COVID-19 ee Dalka

    Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 69 xaalado cusub oo COVID-19 ah, 4 bukaan ay u geeriyoodeen xaruunka 4 ruux oo kalana ay ka bogsoodeen. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa…

  • Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.

  • Khayre oo guddoomiyay shir looga hadlay saameynta dhaqaale ee uu COVID19 ku yeeshay bulsahda

    Khayre oo guddoomiyay shir looga hadlay saameynta dhaqaale ee uu COVID19 ku yeeshay bulsahda

    Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyey shirka joogtada guddiga qaran ee xakameynta cudurka faafa ee Corona virus. Ugu horreyn Ra’iisul wasaaraha ayaa warbixin ku aadan xaaladihii ugu dambeeyey ee Covid-19 ka dhageystay xubnaha guddiga, maadaama uu ka sii darayo xanuunka. R/wasaare Khayre ayaa guddiga kula dardaarmay inay laba jibaaraan waajibaadka shaqo…

  • Maxay Tahay Sababta uu isku casilay Taliyihi Booliska dhuusamareeb? (Daawo)

    Maxay Tahay Sababta uu isku casilay Taliyihi Booliska dhuusamareeb? (Daawo)

    Taliyihii Ciidanka Booliska magaalada Dhuusamareeb Burhaan Axmed ayaa xalay iska casilay xilkiisa, isagoo ku sababeeyay is casilaadiisa faragelin Saraakiisha ka sareysa ku hayeen shaqadiisa. Taliye Burhaan oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay in sababaha shaqadiisa isku casilay ka mid aheyd Maxaabiis loo heystay Shabaabnimo oo baaritaano ku socdeen oo laga sii daayay…

  • Badhan: 160 Qoys oo ku barakacay kadib daadad ku rogmaday (dhegayso)

    Badhan: 160 Qoys oo ku barakacay kadib daadad ku rogmaday (dhegayso)

    Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxaa laga soo sheegeyaa khasaare gaadhaya barakac ilaa 160 qoys kadib markii roobab laxaadle oo halkaasi ka da”ay ay sababeen in Togaga hareeraha ka Marra magaaladda ay ku soo fatahaan. Waxaa ku guryo beelay fatahaadaas qoysaas gaaraya 160 qoys sida ay Radio Daljir u shegeen dadka degaanka. Duqa Degmadda…

  • AMISOM oo iska fogaysay inay ku lug leedahay diyaarad ku burburtay Bardaale

    AMISOM oo iska fogaysay inay ku lug leedahay diyaarad ku burburtay Bardaale

    Warqad kasoo baxday taliska Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in taliska AMISOM uusan wax lug ah ku laheyn diyaaradii gargaarka siday ee dhawaan lagu soo riday degmada Bardaale ee gobolka Bay. Warqad loo diray Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in diyaaraddaasi ay soo rideen Ciidamo aan qeyb ka aheyn AMISOM oo ku sugan…

  • Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH. Dhegayso.

  • Taliyaaniga dadka u dhimanaya Covid-19 oo gaadhay 30,000 oo ruux

    Taliyaaniga dadka u dhimanaya Covid-19 oo gaadhay 30,000 oo ruux

    Dalka Talyaaniga ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee ka tirdsan Midowga Yurub ee diiwaangeliya in ka badan 30,000 oo ah dhimasho la xiriira cudurka coronavirus. Shalay oo Jimce ahayd waxaa la shaaciyay 243 oo dhimasho cusub ah, halka maalintii ka horreysay ay dalkaasi ku dhinteen 274. Tiradan cusub ayaa tirada guud ee dhimashada cudurkaasi ka…

  • Xaaladda dalka Uganda iyo Xanuunka Covid19 (dhegayso)

    Xaaladda dalka Uganda iyo Xanuunka Covid19 (dhegayso)

    Dalka Uganda oo ka mid ah waddamada Afrika wuxuu ka mid yahay waddamada Qaaradda ee dadka badan ee Soomaaliyeed ay ku dhaqanyihiin, kuwaasi oo iskugu jira kuwa deggan iyo kuwo waxbarasho ahaan u joogo, waxna ka dhigta Jaamacadaha dalkaasi. Waddanka Uganda wuxuu ka mid yahay waddamada qaaradda ee uu saameeyey xanuunka safmarka ah ee COVID19,…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. Dhegayso.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com