Category: Wararka
-
QARDHO: Waa Sidee Xaaladda Ganacsiga Qardho Laba Todobaad Kabacdi?
-
Dilaaga COVID-19 iyo Dabaaldegga Ciidda (Qormo)
28kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabaaldeg muhiim ah oo loo yaqaan Socdaalka Xorriyadda, kaas oo qaadhaan loogu ururinayey ciidamadii Maraykanka ee ka qaybgalayey dagaalkii 1aad ee dunida. Wakhtigaas waxa dunida faro ba’an ku hayey hargabka Isbaanishka oo galaaftay nolosha ku dhawaad 50 milyan oo qof. Sida…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhalo Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Kal-fadhiga Barlamaanka Puntland oo furmaya & xildhibaanada oo la ogaysiyeey
Qoraal caawa ka soo baxaya guddoonka Barlamaanka Puntland ayaa la faray mudanaayasha Barlamaanka in u furmi doono 15-ka Bisha lixaad,iyado loogu baaqay Mudanaayaasha inay ka soo qayb galaan. Qoraalka soo baxay caaawa Hoos ka akhriso. Waxaanu idinla socodsiinaynaa in Kalfadhiga 46-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland uu furmi doono Xilligiisii Dastuuriga ahaa ee 15.06.2020 Haddii…
-
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha & Gurmadka Qardho (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho. Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaysa Wariye Xaawo Axmed Maxamed!
-
Maamulaha Cisbitaalka Degmadda Xarfo oo Daljir uga waramay Xaaladda Cisbitaalka (dhegayso)
Cali Maxamuud Khaliif oo ah Maamulaha Cisbitaalka guud ee Degmada xarfo ee Gobalka mudug oo wareysi siinayay warbaaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay xaalada Dagmada iyo tan Cisbitaalka Xarfo. Wariye Salmaan Cabdishakuur Altees ayuu u waramay.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhalo. Hoos ka dhegayso.
-
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Dhalinyaradda Magaaladda Qabri Dahar ee DDS oo bilaabay Barnaamij lagu ciidsinayo danyarta
Dhalinyaro iskood isku abaabulay oo ku sugan Qabri Dahar ayaa bilaabay barnaamij tabarucaad oo ay ku farxad galinayaan dadka dan yarta ah ee aan haysan wax au ku ciidaan furista bisha Barakaysan ee Ramadaan. Dhalinyartan oo aasaasay Hay’ad ay ugu magac dareen Ramadan Charity Foundation 9kii Bishii March ee kal hore waxaa fikirka lagu aasaasay…
-
Dowladda oo sheegtay in la diwaangaliyeey kisaas cusub oo Covid-19 ah
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 73 xaaladood oo COVID-19 ah, 13 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo 2 bukaan oo u geeriyooday. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay Puntiland 25, Somaliland 19, gobalka Banaadir 17 iyo Koonfur Galbeed…
-
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in Cadayn loo hayo masuuliyiin u xiran Musuq-maasuq (dhegayso)
Xeer ilaaliyaha Dowladda Federaalka Somaaliya Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay cadaymo u hayaan Masuuliyiin ku kacay musuq maasuq. Sulayman ayaa shegay in musuq maasuq ka bilowday wasaarada cafimaadka Dowladda federaalka ah uu ku fiday dhowr wasaradood oo kale cadeymo dhowr ahna ay hayaan. DFS ayaa u xirtay Masuuliyin…
-
Puntland oo dib u dhisaysa Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida & dambiyada Culus
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44 , 16ka May 2020, kuna saabsan Dib-u-dhisidda Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad, faqraddiisa 19aad. Markuu arkay: Qodobka 87aad ee Dastuurka Dawladda Puntland Markuu Tixgeliyey:…