Category: Wararka

1 1,153 1,154 1,155 1,156 1,157 2,819 13860 / 33825 POSTS
Golaha Wasiiradda DFS oo maanta shir yeelan doonin

Golaha Wasiiradda DFS oo maanta shir yeelan doonin

Shirka Golaha Wasiirada oo maalin walba oo Khamiis ah la qabto ayaa maanta baaqanaya iyadoo farriimo loo diray wasiirada, laguna wargeliyay inuu baaqd [...]
Madaxweynaha Galmudug oo maanta kormeeraya goobo Ciidan

Madaxweynaha Galmudug oo maanta kormeeraya goobo Ciidan

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa in Maanta uu booqasho ku tago degaanka Docol 40 Km ujirta Magaal [...]

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
Mareykanka oo taageeray baaqii Aqalka Sare iyo maamul goboleedyadda qaarkood

Mareykanka oo taageeray baaqii Aqalka Sare iyo maamul goboleedyadda qaarkood

Dowladda Mareykanka ayaa si cad u taageertay go’aankii Aqalka Sare ee ahaa in kulan deg deg ah ay isugu yimaadan Madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya [...]
Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyeey (dhegayso)

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo deeq lacageed lagu wareejiyeey (dhegayso)

Bulshada ku dhaqan degaanka maygaag jano oo katirsan degmada burtinle ayaa ka soo qaybqatay dhismaha laamiga dhexmara degmada burtinle gudiga degnkas [...]
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user- [...]
AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

Aadan Faarax oo ahaa Kuxigeenka Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa loo magacaabay afhayeenka Golaha Federeeshinka Dawladda Federaal [...]
Garowe: Kulanka labaad ee shaacinta xeerka statistikada Puntland oo maanta la qabtay (Muuqaal)

Garowe: Kulanka labaad ee shaacinta xeerka statistikada Puntland oo maanta la qabtay (Muuqaal)

Wasaarada qorshaynta, Iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta dhaqaalaha ee Puntland ayaa maanta Garoowe ku qabatay kulankii labaad ee shaacinta iyo d [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Weraar ka dhacay dalka Nigeria

Weraar ka dhacay dalka Nigeria

Ugu yaraan 59 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay woqooyi bari dalka Nigeria oo looga shakisan yahay in ay geysteen mintidiinta Islaamiga ah ee dalka [...]
Xasan Sheekh oo ka digay faragelin lagu duminayo Aqalka Sare iyo in la iska horkeeno

Xasan Sheekh oo ka digay faragelin lagu duminayo Aqalka Sare iyo in la iska horkeeno

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ugu baaqay Madaxweyne Far [...]
1 1,153 1,154 1,155 1,156 1,157 2,819 13860 / 33825 POSTS