Category: Wararka

1 1,062 1,063 1,064 1,065 1,066 2,819 12768 / 33825 POSTS
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Deeqo Ladan oo [...]
Wafdiga Madaxweynaha ee shirka wadatashiga oo kulamo ku leh Muqdisho

Wafdiga Madaxweynaha ee shirka wadatashiga oo kulamo ku leh Muqdisho

Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Sacdiid Cabdullaahi Deni ee u sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay bilaabeen kulamo [...]
Qaramada midoobey oo shir u qabanaysa dowlad gobaleedyada

Qaramada midoobey oo shir u qabanaysa dowlad gobaleedyada

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay kulan heersare ah u qabanayaan Madaxda Dowladda federalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka kajira, ka [...]
Taliyaaniga oo mashaaric hormarineed ka tageeraya Galmudug

Taliyaaniga oo mashaaric hormarineed ka tageeraya Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Safiirka ku xigeenka Dowl [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Gudoomiyaha  Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye oo Ufayn lagu soo dhaweyey (Daawo)

Gudoomiyaha Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye oo Ufayn lagu soo dhaweyey (Daawo)

Gudoomiyaha Ururka Caddaaladda Iyo Sinnaanta Puntland Eng Khaliif Xasan Jabiye ayaa lagu soo dhawyeey degmadda Ufayn ee gobalka Bari. Soo dhaweynta [...]
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Deeqo Ladan oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso. Dhegayste [...]
Sidee Madaxweynaha Puntland maanta lagu soo dhaweyeey Muqdisho?

Sidee Madaxweynaha Puntland maanta lagu soo dhaweyeey Muqdisho?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Muqdisho,gudoomiyah [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Muwaadin Somaali ah oo lagu dilay dalka koonfur Africa

Muwaadin Somaali ah oo lagu dilay dalka koonfur Africa

Koox hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaasi waxaaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomalaida Ganacsiyada waaweyn [...]
Gabar qurbaha kasoo laabatay ayaa bosaso furatay meel Raga lagu qurxiyo,

Gabar qurbaha kasoo laabatay ayaa bosaso furatay meel Raga lagu qurxiyo,

Shukri Maxamed Isticmaar oo kamid ah Qurbajoogta Somaliyeed ee dalka malgashiga ka sameyeey ayaa noqotay Gabadhi ugu horeysay oo Bosaaso ka furata Tim [...]
1 1,062 1,063 1,064 1,065 1,066 2,819 12768 / 33825 POSTS