Category: Wararka

1 1,057 1,058 1,059 1,060 1,061 2,819 12708 / 33825 POSTS
Guddoomiyaha Gobalka Bari oo la kulmay Guddoomiyaha maxakamdaha Ciidanka & kuwa madaniga ah (Daawo)

Guddoomiyaha Gobalka Bari oo la kulmay Guddoomiyaha maxakamdaha Ciidanka & kuwa madaniga ah (Daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddiga Aminga Gobolka  Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta Shir Guddoomiyay shirka Aminga Gobolk [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo la isugu yeeray kulan

Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo la isugu yeeray kulan

Golaha Wasiirada ee xilka siihaya ayaa waxaa loogu yeeray kulan aan caadi aheyn oo duhurnimada Maanta ah ka dhacay Magaalada Muqdisho. Xubnaha Gola [...]
DFS oo sheegtay inay sanadkan dagaal la gashay musuq-maasuqa

DFS oo sheegtay inay sanadkan dagaal la gashay musuq-maasuqa

Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda ay Sanadkaan xoojisay la dagaallanka musuq-maasuq, taas oo kor [...]
Kenya oo xeelad cusub kula dagaalamaysa Alshabaab

Kenya oo xeelad cusub kula dagaalamaysa Alshabaab

Taliyaha Guud ee Ciidamadda difaaca dowladda Kenya, Robert Kibochi ayaa shaaciyay inay Soomaaliya ka hirgeliyeen xeelad Cusub oo ay kula dagaalamayaan [...]
Sharcigu sidee uga hadlayaa xorriyadda muwaadinta iyo dacwadaha madaniga ah (dhegayso)

Sharcigu sidee uga hadlayaa xorriyadda muwaadinta iyo dacwadaha madaniga ah (dhegayso)

Maalintii labaad waxaa xasbiga dhexe ee magaalada Garowe ku xiran wariyaal ka tirsan warbaahinta Daljir oo shalay ay qabteen ciidamada amnigu xilli ay [...]

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir dhuusamareeb (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Dhusamareeb ka da [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir D [...]
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho. https://soundcloud.com/user-995878235/wark [...]
Xogahayaha Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ), Cumar Faaruuq, oo cambaareeyay xarigga wariyayaasha Daljir

Xogahayaha Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ), Cumar Faaruuq, oo cambaareeyay xarigga wariyayaasha Daljir

Xogahayaha Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, Cumar Faaruuq Cismaan, ayaa cambaareeyay xarigga wariyayaasha Radio Daljir loogu gaystay magaala [...]
Tafatiraha Guud ee Radio Daljir oo ka hadlay xariga wariyaal ka tirsan Daljir (dhegayso)

Tafatiraha Guud ee Radio Daljir oo ka hadlay xariga wariyaal ka tirsan Daljir (dhegayso)

Tafatiraha Guud ee Warbaahinta Daljir Cabdifataax Cumar Geedi ayaa ka hadlay xariga maanta lagu geeystay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Aga [...]
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo Deggan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
1 1,057 1,058 1,059 1,060 1,061 2,819 12708 / 33825 POSTS