Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha, “Hagardaamada Aragagixisadu Ma Hakin Doonto Dadaalka Loogu Jiro Nabad Kusoo Dabaalidda Dalkeenna”

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caddeeyay in hagardaamada aragagixisadu aysan hakin doonin dadaalka dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu jiraan nabad ku soo dabaalidda dalka. “Allaha u naxariisto muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii argagixisadu galabta ka geysteen Muqdisho.Waxaan tacsi u dirayaa ehelada dadka geeriyooday. Waxaan caafimaad deg deg ah …

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga

Wasaaradda Amniga Puntland oo dib u habayn lagu sameyeey & Axmed Karaash oo ka hadlay (Daawo)

adaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daahfuray dhismayaal cusub iyo dib u dayactir lagu sameeyey Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta ee Dowladda Puntland. Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta Wasaaradda Amniga, Wasiiro, Xildhibaano, xubno ka socda Garsoorka, saraakiisha laamaha Amniga, waxgarad iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed,Hiirshabeele,& Galmudug oo Muqdisho gaaray

Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle & Koonfur Galbeed ayaa soo gaaray Muqdisho,kadib markii Maanta ay ku shireen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa mas’uuliuiintaan kusoo dhaweeyay madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, waxaana warar kal hore soo baxaya ay sheegayaan inay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde kula kulmi doonaan Xubno ka tirsan …

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, …

Xeer ilaaliye gaar ah oo loo magacaabay baarista dilalka wariyaasha iyo tacadiyada loo gaystay

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyaasha Soomaaliya loogu gaystay, taas oo fududayn doonta in cadaaladda la hor keeno dadkii ku lug-lahaa dambiyada ka dhanka ah wariyaasha Soomaaliyeed.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com