Category: Wararka
-
Dowladda Federaalka Somaaliya & QM oo heshiis kala saxiixday
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay u wada shaqayn doonaan shanta sano ee soo socota si dhammaan dadka Soomaaliyeed ay u gaaraan nabad, xasillooni iyo barwaaqo. Xaflad lagu saxiixayay heshiiska – Heshiiska Iskaashiga Horumarinta Waarta ee Qaramada…
-
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo Guriceel gaaray
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaamniyo ayaa galabta soo gaaray degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Maamulka iyo shacabka degmada ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo wafdigiisa magaalada Guriceel. Dhinaca kale madaxweynaha ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu daahfurayay Jaamacad cusub oo laga hirgeliyay magaalada Guriceel. Madaxweyanaha oo…
-
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle.
-
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo yareysay khidmadda bixinta shahaadada badqabka COVID-19
Wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland oo ka duulaysa falcelinta bulshada reer Puntland ee khidmada baaritaanka iyo helidda shahaadada badqabka xanuunka COVID-19 ee muwaadiniinta u safraysa dibbada, ayaa go’aamisay in la dhimo khidmaddaas lagana dhigo 35 dollar halka ay marki hore ay ka ahayd 50 dollar. Wasaaradda oo ka jawaabaysa balanqaadkeedii ahaa inay hoos udhigi doonto khidmada…
-
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka degdegga ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho Xaaladaha deg degg ah ee ay keenaan noocyada kala duwan ee masiibooyinka. Xarunta gurmadka Degdegga ah ayaa noqon doonta mid isku xirta dhamaan hay’adaha gurmadka dalka oo dhan, waxayna aruurin doontaa macluumaaadka halista soo socota, lana…
-
Maxaa looga hadlay shirki golaha Wasiirada Puntland? (Daawo)
Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan lagu ansixiyey xeerka illaalinta Af-Soomaaliga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, kulanka Golaha ayaa sidoo kale looga hadlay Amniga, dhismaha goleyaasha deegaanka, siyaasadda sanduuqa horumarinta dhallinyarada iyo xaaladda Covid19 ee Puntland. Afhayeenka ahna…
-
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xariga ka jaray Dhismaha Wasaaradda Beeraha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xariga ka jaray dhismaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo dib-u-dhis iyo dayactir lagu sameeyay. Xarunta Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo ku burburtay dagaalladii dalka ka dhacay ayaan lagu shaqeyn muddo dheer , waxuna Ra’iisul Wasaaruhu ku boggaadiyey masuuliinta iyo shaqaalaha Wasaaradda dib u dhiska xarun muhiim u ah…
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Qaramada Midoobay oo ku bixineysa Sagaal malyan oo dollar wax ka qabashada fatahaadaha
Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in lacag gaareysa US$9.26 milyan oo dollar ay ku bixineyso shacabka ay fatahaaduhu saameeyeen oo gaaraya saddex boqol oo kun oo ruux oo ku nool Banaadir,Hiiraan,Jubbada Hoose,Sh/dhexe iyo Sh/hoose. Dhaqaalahan ayaa waxaa bixineysa hay’ada SHF waxana loo marinayaa dadka ay fatahaaduhu saameeyeen ururada wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah sida uu…
-
Taliska Ciidanka AFRICOM oo ka hadlay ka bixitaanka Somalia
War kasoo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano (Africom) ayaa laga digay halista ka dhalan karta hadii laga saaro Ciidamada Mareykanka ka jooga Soomaaliya, hadalkaas oo uu shalay shaaciyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Afhayeenka Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM Col. Chris Karns ayaa sheegay in Cidiamada Dowladda ay sameynayaan horumar dhanka Amniga ah,…
-
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Waa maxay ciqaabta ay mudan yihiin ragii sida arxan darada ahayd ujaray geedkii Canjeelka ahaa ee boqollaalka sano jiray?
Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado. Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba…
-
Taliyihii ciidamada DANAB oo xilka laga qaaday Taliye cusubna loo magacaabay
Taliyihii guutada 16aad ee kumandooska Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin ayaa xilka laga qaaday, iyadoo loo magacaabay taliye cusub. Taliyaha cusub ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa waxaa loo magacaabay Gaashaanle Axmed Cabdilaahi Nuur (beeryare), kaasi oo horay xilal uga soo qabtay Ciidanka Milateriga Soomaaliya. Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik ayaa hore shaqo joojin loogu sameeyay waxaana soo…