Category: Uncategorized
-
Jaamac Goobe oo loo magacaabay Hanti-dhawrka guud ee Puntland & G/sare Dayr ku xigeenka ciidanka Daraawiishta.
Garowe, May 16 | Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland ayaa M/weyne C/raxmaan M. Faroole uu xilal sare ugu kala magacaabay guddoomiyaha Hanti-dhawrka guud ee Puntland, iyo ku xigeenka taliyaha ciidanka Daraawiishta ee Puntland. Jaamac Maxamed Cismaan ‘Goobe’ ayaa loo magacaabay guddoomiyaha Hanti-dhawrka guud ee Puntland, halka G/sare Dayr Xaaji Cabdi loo magacaabay ku xigeenka…

Maraykanka oo uga digay Eritrea hurinta colaadeed iyo dagaal ee Somaliya, uguna baaqay kooxaha Somalida xabad joojin.
Washington, May 15 | Qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa ugu baaqay Eritrea in ay joojiso hurinta colaadeed iyo dagaal ee Somaliya. Dawlada Eritrea ayaa la sheegay in ay kaalin weyn ka qaadato dagaalada ay wadaan Islaamiyiinta ka dagaalama Koonfurta Somaliya iyo damacooda guud ee ah in ay ka hirgaliyaan Somaliya…

“420 dhimasho ah; 18,000 barakacay” Wasiirka warfaafinta Somaliya oo ka xog waramay khasaaraha dagaalada Muqdisho.
Muqdsiho, May 14 | Taliyihii ciidanka xoogga dalka ee Somaliya Gen. Siciid Dheere oo xilka laga qaaday …– Puntland oo xabad joojin ugu baaqday kooxaha ku dagaalamaya Muqdisho …– Indhacade oo sheegay in aanu wax lug ah ku lahayn dagaalada Muqdisho …– Shir lagu gorfeeyey amniga gobolka Nugaal oo ka dhacay Garowe … http://daljir.com/

Wallad Cabdalla oo ku eedeeyey Sh. Aways cinqilaab lagu afgambiyayo dawlada M/weyne Shariif.
Adis Ababa ,May 13 | Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Somaliya Axmed Wallad Cabdalla oo ka hadlay dagaaladii todobaadkan ka socday Muqdisho ayaa ku eedeeyey Sh .Xasan Dahir Aways in uu damabcsan cinqilaab lagu afgambiyo dawlada M/weyne Shariif. Md. Cabdalla oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in imitaankii Sh. Aways ee Xamar uu…

Waxqabadka xukuumada Puntland ee M/weyne Faroole 100-kii maalmood ee ugu horeeyey.
HORDHAC | Maadaama aan ahay Madaxweynaha Puntland, waxaa xil iga saaran yahay in aan dadka Puntland usoo bandhigo hawl qabadkii maamulkayga. Sababtaas weeye tan aan usoo bandhigayo warbixintan ku saabsan 100kii maalmood ee ugu horeysey ee Dawladaydu ay xilka haysay ? taas oo ah markii ugu horeysay taariikhda dawladda Puntland oo la sameeyo arrin noocan…
-
Federaalku waa Qaab Xukun Islaami ah.
Tariikhda hab dhaqan-dhaqaalaha Federaalka & sida uu assalahaan uga soo jeedo Dawladdii Islaamka. (Qaybta 1aad) : Aragtiyaha kala duwan ee Soomaalidu ka qabto & danaha siyasadeed ee ku dheehan aragtiyaha qaarkood: Hordhac Sidii udubbada loogu taagay Dawladda Ku-Meel Gaarka Federaalka Soomaaliyeed (TFG) oo lagu yagleelay shirkii dib-u-hishisiinta Soomaaliyeed ee lagu qabtay xarunta Embegaati ee dalka…