Category: Uncategorized
-
Arday ka qalinjabisay Machadka Culuumta Caafimaadka ee Bossaso oo helay waxbarasho jaamacadeed ee dalka Sudan. Dhegaysi …
Bossaso, June 10 | Xildhibaan Caasha A. Cabdalla oo ku eedaysay madaxda dawlada Somaliya lunsi hanti ummadeed, kuna talisay in Puntland ama Somaliland dawlada Somaliya loo wareejiyo …– Xisb al Islaam oo sheegtay in ay u soo galeen ciidamo hore uga tirsanaa Maxaakimta, sheegayna in ay hayaan cadaymo muujinaya in hogaamiye kooxeedyadii hore ee Muqdisho…

Faarax Cali Shire, wasiirka maaliyada ee Puntland oo aan ka xog waraysanay wax qabadka wasaarada 5-tii bilood ee uu xilka hayey. Dhegaysi …
Muqdisho, June 09 | C/raxman Al-cadaala oo aan ka waraysanay shaqo joojin ay ku dhawaaqeen qaar weriyayaasha idaacadaha Muqdisho …– Sarkaal hore uga tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay dawlada, shir jaraa’idna kaga hadlay ujeedadiisa …– Culamaa al diinka Puntland oo xabad joojin ugu baaqay kooxaha ku dagaalamaya Muqdisho …– Shaaweeye oo lacag u ballanqaaday cidii…

Iska-horimaad ka dhacay Laascaanood, iyo ciidanka Somaliland oo weeraray guri lagu caleema saarayey Issim cusub. Dhegaysi …
Garowe, June 06 | Xildhibaan Axmed J. Cabdulle oo aan ka waraysanay doodaha mudanayaasha baarlamaanka Puntland ee dastuurka cusub …– Warbixin ku saabsan dagaaladii ka dhacay Wabxa oo ay qabsadeen Islaamiyiinta Al-shabaab & Xisb al Islam …– Cumar Xaashi, wasiirka amniga ee Somaliya oo lagu eedeeyey in uu colaad ka hurinayo gobolka Hiiraan …– Warbixin…

M/weyne Shariif oo ku eedeeyey Islaamiyiinta ka soo horjeeda dawladiisu in aanay aqoon u lahayn diinta Islaamka. Dhegaysi …
Muqdisho, June 04 | Al-shabaab oo dib u qabsaday Yaaqshiid, iyo dagaalo khasaare gaystay oo ka dhacay …– Sh. Xasan Dahir Aways oo sheegay in ururada Xisb al Islam & Al-shabaab la midayn doono …– Mudanyaasha baarlamaanka Puntland oo fadhigoodii maanta kaga dooday ansixinta xukuumada M/weyne Faroole, iyo dastuurka Puntland …– Agaasimaha guud ee wasaarada…

Taliyaha ciidanka bilayska Galkacyo oo is-casilay. Dhegaysi …
Muqdisho, June 03 | Al-shaaab & Xisb al Islam oo dib u qabsaday Yaaqshiid, Muqdisho …– M/weyne Faroole oo kulan la yeeshay agaasimayaasha wasaaradaha & hay’adaha dawliga ah …– Beledweyn oo bandaw lagu soo rogay …– Wasiirka warfaafinta Somaliya oo ku baaqay xabad joojin … http://daljir.com/

Puntland oo ku baaqday in ay gogol nabadeed u fidinayso kooxaha ku dagaalamaya Muqdisho. Dhegaysi …
Garowe, June 02 | M/weyne Faroole oo xariga ka jaray jid isku xiri doona xarumaha cusub ee wasaaradaha dawlada iyo caasimada Garowe …– Mucaaradaka Asamara oo ku eedeeyey M/weyne Shariif in uu hurinayo colaada iyo dagaalada ka socada Muqdisho …– Cumar Xaashi, Yusuf Dabageed & Laqanyo oo ciidamo hubaysan la soo galay Beledweyn … http://daljir.com/