Category: Uncategorized
-
Cumar Xaashi & C/karim Laqanyo oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Beledweyn. [Akhris …]
Beledweyn, June 18 – Wasiirkii amniga ee dawladda KMG ah Soomaaliya Col: Cumar Xaashi Aadan, danjirii Soomaalia u joogay koonfur Afrika C/kariin Faarax Laqanyo ayaa ku dhintay qarax is-miidaamin ah oo maantay ka dhacay gudahaa magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. Tiro kale oo qaar ka mid ahi ay mas’uuliyiin ahaayeen ayaa ku geeriyooday qaraxa,…

Dagaallo xooggan oo maalintii labaad ka socda Muqdisho, gaystayna khasaare dhimasha iyo dhaawac. [Akhris …]
Muqdisho, June 17- Maalintii labaad ayaa dagaallo xooggani waxaa ka soconayaan magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, kuwaasi oo u dhaxeeyey xaggaga is-bahaystay ee Al-shabaab & Xisbul islaam iyo ciidamadda dawladda KMG ah ee Soomaaliya oo iyana gacan ka helaya kuwa AMISOM. Dagaalka xooggiisa ayaa saakay ka socda degmada Hodon ee magaalada Muqdisho waxaana laabada…
-
Taliyihii ciidanka booliska gobolka Banaadir & 9 qof oo kale oo ku dhintay dagaalladii maanta. [Akhris …]
Muqdisho, June 17- Taliyihii ciidanka booliska dawladda KMG ee Soomaaliya ee gobolka Banaadir Cali Siciid Sh Xasan, ayaa ku geeriyooday dagaallada xooggan ee maanta ka dhacay gudaha magaalada kuwaasi oo u dhaxeeyey ciidanka dawladda iyo kuwa xooggaga is-bahaystay ee Al-shabaab iyo Xisbul islaam, waxaana sidoo kale dagaalkaasi ku dhintay ugu yaraan 10 qof halka in…
-
Dagaal dad badani ku dhinteen oo ka dhacay xaafadaha Halwadaag, Hodan, Xariyaale, Cali Kabiin & Xamar Bile ee magaalada Muqdisho. Dhegaysi …
Muqdisho, June 17 | Sh. Muuse Caraale oo u hadlay Xisb al Islam oo sheegtay in ay guulo ka soo hoyeen dagaaladii maanta ka dhacay Muqdsiho …– Farxaan Carsaanyo, afhayeenka ciidanka Somaliya oo sheegay in ay jabiyeen kooxaha ay dagaaladu ku dhex mareen Muqdisho …– Galdogob oo dalbatay in gobol laga dhigo …– Tahriibayaal Somali…

Salaad Xareed, ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka Puntland oo aan ka waraysanay ansixinta dastuurka & xukuumada Puntland. Dhegaysi …
Garowe, June 15 | M/weynaha Puntland & waftgiisa oo la qadeeyey reer Qardho, kana xog waramay safarka uu ugu ambabaxayo Maraykanka …– Mudanayaasha baarlamaanmka Puntland oo ansixiyey golaha xukuumada ee M/weyne Faroole …– Gudd. rugta ganacsiga ee Puntland oo lagu dooranayo Bossaso …– Agaasimaha hay’ada daryeelka bulshada ee Puntland oo aan waraysanay …– Daljir.com
-
Dagaallo xooggan oo u dhexeeya ciidamada dawlada & Al-shabaab oo mar kale dib uga qarxay magaalada Muqdisho.
Muqdisho, June 16 | Dagaallo xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa ururka Al-shabaab ayaa saakay waabarigii ka bilowday deegaanka Galgalato ee waqooyiga magaalada Muqdisho, kuwaasi oo sida la tilmaamay geystay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawac iskugu jira. Dagaalka ayaa ka danbeeyey kadib markii ay kooxaha islaamiyiinta ahi ay weerar hubaysan…