Category: Uncategorized
-
Tahriibayaasha oo Wali ku sii qul qulaya dalka Yemen xilli lagu jiro Bad xiran. [Akhris …]
Sanca, June 28- Iyada oo lagu guda jiro xilligii bad xiranka ayaa haddana wali waxaa sii gaaraya xeryaha qaxootiga ee dalka Yemen dad isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ku waas oo ka tahriibey xeebaha dalka Yemen. Warkaan oo ay shaacisey Wakaaladda Wararka ee dalka Yemen ee SABA waxaa ay sidoo kale ay gaartey waxyeellada iyo…
-
Dagaallo dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellada Dhexe.[Akhris …]
Jawhar, June 28- Ugu yaraan Saddex qof ayaa ku geeriyoodey tiro intaas ka badanna dhaawac ayaa ka soo gaarey kaddib markii dagaal beeleed uu ka qarxey degmada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe. Dagaalkaan oo markii hore ku bilawdey si yar ayaa markii danbe waxaa uu isu baddalay mid xooggan waxaana iminka halkaasi ka jirta xiisad…
-
250 qof oo rayad ah oo ku dhintey dagalladii ka dhacay Muqdishho iyo 160,000 oo ku barakacay. [Akhris …]
Muqdisho, June 27 – Sida uu sheegey Guddiga Qaxootiga Caalamka ee QM illaa iyo 250 qof oo rayad ah aya ku dhintey dagaallo u dhaxeeyey DFKMG iyo dhaq dhaqaaqyada ka soo horjeeda dawladda, dagaalkaan oo ka dhacay Caasimaadda illaa iyo bishii hore. Sidoo kale hay?addu waxaa ay sheegtey in dad gaaraya illaa iyo 160,000 oo…

Mareykanka oo saanad milliteri iyo dhaqaaleba ugu deeqaya Soomaaliya. [Akhris …]
Washington, June 26 | Sida ay ku warbixisey xukuumadda Washington Soomaaliya ayaa waxaa uu ka taageerayaa dalka Mareykanka gargaar dhinaca Milliteriga, iyo dhawaalaha ah. Maamulka Obama ayaa bilaabaya in uu u soo diro dalka Soomaaliya Saanad Milliteri oo lagu taageerayo dawladda Soomaaliya si loo xoojiyo DFKMG, sidoo kale waxaa ay sheegeen Saraakiil ka tirsan maamulka…

Ahlu sunna wal Jamaaca oo bandoo ku soo rogtey Cabudwaaq. [Akhris …]
Caabudwaaq, June 26 | Urur diimeedka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo ka arrimiya inta badan gobollada dhexe ee dalka Soomaaliyya ayaa waxaa ay ku soo rogeen bandow Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud. Magaalada gudaheeda ayaa waxaa laga maqli karayey cod dheer oo ka soo baxayey Sameecado ku rakiban gawaarida yar yar kaas oo ahaa ogeysiis…

Dadka reer Baydhabo oo ka cabsi qaba dagaal kadib hanjabaado dhaxmaray maamulkii hore iyo Al-shabab. [Akhris …]
Baydhabo, June 24- Dadka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay iyo degmaooyinka isla gobolkaasi ayaa cabsi xooggan ka muujinaya suurto galnimada dagaal ka dhaca gudaha magaalada Baydhabo, kadib markii ay dhawaan hanjabaado kul-kulul ay is dhaafaseen xubno ka tirsanaa maamulkii lagala wareeray gobolkaasi iyo kuwa hadda gacanta ku haya ee Al-shabaab. Hanjabaadahaan iyo…
-
Xukuumada Puntland oo sheegtay in dawlada Somaliya ay xaq u leedahay in ay ciidamo dalbato, loose baahan yahay ciidan qaran oo amniga suga. Dhegaysi …
Muqdisho, June 24 | Sh. Aways oo ku gacan sayray dalabka ciidan ee M/weyne Shariif, uguna baaqay ciidanka AMISOM in ay dalka ka baxaan …– Taliyaha ciidanka bilayska Somaliya oo sheegay in ay isbadel ku sameeyeen hawlaha amniga ee Muqdisho …– Afhayeenka xarakada Alhu sunna wal Jamaaca oo ka hadlay isbadaladii ka dhacay gobollada Dhexe…

Dadka reer Baydhabo oo ka cabsi qaba dagaal kadib hanjabaado dhaxmaray maamulkii hore iyo Al-shabaab. [Akhris …]
Baydhabo, June 24 | Dadka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay iyo degmaooyinka isla gobolkaasi ayaa cabsi xooggan ka muujinaya suurto galnimada dagaal ka dhaca gudaha magaalada Baydhabo, kadib markii ay dhawaan hanjabaado kul-kulul ay is dhaafaseen xubno ka tirsanaa maamulkii lagala wareeray gobolkaasi iyo kuwa hadda gacanta ku haya ee Al-shabaab. Hanjabaadahaan…