Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha
-
Nabaddoon Yaasin Cabdi Samad: “Muuse Biixi waxa uu maalin qura Boorame sannadkii 1999 ku laayey 800 qof oo reer Awdal ah”
Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Nabaddoonada dhaqanka Puntland ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan gobolka Sool, gaar ahaan degmada Laascaanood iyo deegaanada hoosyimaada. Nabaddoonka oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Daljir ayaa ugu baaqay shacabka Puntland in loo istaago difaaca dhulka Puntland, degdegna loo xoreeyo degaanka xoogga lagu haysto ee Sool. Isla wareysigaan, Nabaddoon…
-
Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: “baaq nabadeed macno weyn ma leh … mar haddii aan baaqa lagu sheegin in Muuse uu ciidankiisa kala baxo gobolka Sool” (dhegayso)
Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ah Afayeenka Isimada Puntland ayaa waxa uu madaxda Puntland ugu saraysa ugu baaqay in ay gutaan masuuliyada dastuuriga ah ee ka saaran soocelitanta gobolada maqan ee Puntland. Garaadka waxa uu yiri, “waxba soo kordhin mayaan warsaxaafadeed la soo saaro markasta.” Garaadka ayaa waxa uu ka hadlay baaqyada laga soo saaro…
-
Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Difaaca (Qaybtii 2aad)
Qodobka 7aad: Qof kasta oo gacan siiya qof u shaqeeya maamulka Hargeysa, kuna caddaato khiyaano Jaajuusnimo waa dil aan laheyn wax mag ah. *** Guddiga Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta mar kale ku kulmay Buurta, xarunta Madaxtooyada Puntland ee caasimada Garoowe. Guddiga ayaa kulanka maanta ku go’aamiyey awaamiir kala duwan, muujiyeyna in dalku galay xaalad dagaal.…
-
Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo oo sheegay in ay ka qaybgalayaan dagaalka xoreynta gobolka Sool (dhegayso)
Madaxwayne kuxigeenka Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Garoowe maanta waxaa uu ku sheegay in ay ka qaybgalayaan dagaalka u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq iyo Sool oo dhan. Cagalule oo ah madaxwaynaha Khaatumo, kadib markii uu Cali Khaliif u galay Somaliland, ayaa waxaa uu sheegay in madaxwaynaha…
-
Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Duullaanka Somaliland waa mid hadda gaaray heer dulqaadkii uu ka dhamaado hoggaanka iyo shacabka Puntland” (dhegayso)
Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil oo u waramay Jamaal Faarax Aadan ayaan waxa uu ka waraystay shirkii maamulada dalka hadda ugu soo dhamaaday Baydhabo iyo dagaalka Puntland iyo Somaliland. Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil ayaa dowladda federaalka ugu digey tabaabushaha ay ugu jirto la dagaalanka iyo duminta maamulada dalka ee xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Dhanka…
-
Axmed Cali Salaad: “Qadar anaa wata adna Imaaraadka ha raacin wax la qaadan karo ma aha!”
Guddoomiye hore Korneel Axmed Cali Salaad oo nagu soo booqday istuudiyaheena Daljir Gaalkacyo ayaan ka waraysannay xaalka siyaasadda Soomaaliya, kan Puntland, siyaasadda dowladda Qadar ee Soomaaliya iyo la safashada madaxweyne Farmaajo la saftay Qadar, kana saftay dowladda Imaaraadka iyo gees galinta maamulada xiriirka la leh Imaaraadka Carabta. Axmed Cali Salaad oo u warramay wariye Jamaal…
-
Madaxweyne Gaas: “Aqalka Sare anagaa ku doodney … ma aragtay meel ay jiraan, Faroole, CC Rashid!” (daawo)
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta ka qaybgalay, khudbad saxaasi ahna ka jeediyey shir ka furmey Wasaarada Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyaynta Dowladda Puntland, oo looga hadlayey arrimha Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Gaas ayaa faahfaahin ka bixiyey dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo is waafajinta loo baahanyahay, habka fadaraaleynta, iyo waliba qaybsiga…
-
Abukar Arman: Falaanqeynta khataraha ku soo fooleh Soomaaliya waqtiga dhow iyo kan fog (Dalmar TV)
Aqoonyahan Abukar Arman oo wareysi faahfaahsan siiyey Dalmar TV waxa uu wareysigan ku falaanqeynayaa siyaasadda adag ee ka taagan Soomaaliya, siyaasiyiinta is-hardinaya ee hagaya siyaasadda dalka, danaha shisheeye, khataraha maanta taagan iyo kuwo ku soo fooleh dalka. Wareysigu waxa uu falaanqeynayaa ammuuraha ay kamid yihiin: Darbiga Beled Xaawo, danaha laga leeyahay, iyo xil-kaqaadistii Wasiirka Arrimaha…
-
Guddoomiye Cirro, Waddani: “Muuse Biixi Cabdi waxa uu qayb ka yahay shirqoolka iyo dhagarta Kulmiye u maleegay shacbiga Somaliland” (daawo)
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa ka hadlay heshiiskii dekadda Berbera oo dowladda Imaaraadka ay shalay sheegtay in uu ahaa heshiis ay horay ula gashay xukuumadihii hore ee DF Soomaaliya. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka, Anwar Garqaash, ayaa shalay sheegay in ay taageersanyihiin midnimada Soomaaliya oo aysan marnaba taagersaneyn gooni-isutaagga Somaliland, asaga…
-
Dr. Sadiq Enoow: “Imaaraadku waa horor duullaan ku ah dekadaha Soomaaliya si uu u difaaco dekadihiisa”
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland, Datoor Saadiq Enow, ahna qoraa taxliiliya siyaasadda caalamka, gaar ahaanna tan Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay wadahadalka la sheegay in uu u socdo dawlaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, iyo hadalkii Madaxweynaha Puntland ee ahaa in aan waxba iska badalin xiriirkii Puntland iyo Imaaraadka…
-
Puntland iyo Imaaraadka Carabta oo saaka Bossaso ku ballansan
Saraakiil sarsare oo ka socda dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Sabti galinkii dambe soo gaaray magaalada Bossaso si ay ula kulmaan madaxweynaha Puntland, kalana xaajoodaan arrimo khuseeya xiriirka sii xumaanaya ee u dhexeeya DFS iyo imaaraadka Carabta, laakiin taasi ma ay suurtoobin maadaama Madaxweyne Gaas uu u bakhooley Carmo iyo Caanashubka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji…
-
Hardanka shisheeyaha iyo habacsanaata Soomaalida
Wixii ka dambeeyay go’doomintii ay Sacuudiga iyo xulufadiisu go’doomiyeen dal-yaraha Qadar, waxaa marba marka ka dambaysa isa soo tarayey xasarado iyo xasilooni darro siyaasadeed oo ay Soomaaliya cagaha la sii galaysay. Inkasta oo shacabwaynaha Soomaaliyeed soo dhaweeyeen mawqifkii ay xukuumaddu ka qaadatay khilaafkakan, haddana mar walba waxaa jirey dad qabay in khilaafkani uu caqabad ku…