Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha

1 38 39 40 41 42 62 480 / 741 POSTS
Warbixin Hiraal Institute: Nidaamka canshuuraha iyo sida loo ilaaliyo miisaaniyadda al-Shabaab

Warbixin Hiraal Institute: Nidaamka canshuuraha iyo sida loo ilaaliyo miisaaniyadda al-Shabaab

Warbixin ka soo baxday hay'adda Hiraal Institute ayaa lagu falaanqeeyey sida uruka al-Shabaab uu wax u canshuuro, mushaarka shaqaalaha al-Shabaab, kuw [...]
Wasaaradda Amniga DFS: “Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur) iskuma sharrixi karo Madaxweyne Dowladda KG” (war saxaafadeed)

Wasaaradda Amniga DFS: “Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur) iskuma sharrixi karo Madaxweyne Dowladda KG” (war saxaafadeed)

War Saxaafadeed caawa (4 Akt 2018) ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha DFS ayaa lagu shaaciyey in Mukhtaar Roobow magaciisa al-Shabaabna yahay Abu-M [...]
Caaqil Cabdiqani Maxamed Cali: “Adeer see ku dhici kadhaa askarigu inuu mushaarkiisa waayo wasiirkuna helo … oo xildhibaanku helo?” (dhegayso)

Caaqil Cabdiqani Maxamed Cali: “Adeer see ku dhici kadhaa askarigu inuu mushaarkiisa waayo wasiirkuna helo … oo xildhibaanku helo?” (dhegayso)

Ayada oo sarrifka doolarku uu cirka isku shareeray, badeecadiina la goyn la'yahay, ayaa haddana waxaa soo saa'iday ammaandarro baahsan oo saamaysay ba [...]
Dibloomaasi hore M. Caalim: “Hoos u dhaca kalsoonida ee madaxda waxaa sababay ayaga oo ah qurbojoog oo aan xattaa carruurtoodu dalka joogin oo hoteelo wada deggan” (dhegayso)

Dibloomaasi hore M. Caalim: “Hoos u dhaca kalsoonida ee madaxda waxaa sababay ayaga oo ah qurbojoog oo aan xattaa carruurtoodu dalka joogin oo hoteelo wada deggan” (dhegayso)

Madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa la sheegay inay hoos u dhacday ka lsoonida ay ku qabaan shacabkooda, sida lagu [...]
Dhaqdhaqaaqa Kalabayr: Ha dooran Baarlamaan shaqodoon ah oo masiirka ummadda ku cabira baahidooda shakhsiga ah (daawo)

Dhaqdhaqaaqa Kalabayr: Ha dooran Baarlamaan shaqodoon ah oo masiirka ummadda ku cabira baahidooda shakhsiga ah (daawo)

Waa farriin ku socota bulshada Puntland, kana dardaarmaysa in bulshadu ay soo xulaan Xildhibaano xalaal ah oo ehel u ah xaqiijinta masaaliixda sare ee [...]
Maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaanka Puntland ee waqtigiisu sii dhammaanayo (daawo warbixinta 1aad)?

Maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaanka Puntland ee waqtigiisu sii dhammaanayo (daawo warbixinta 1aad)?

Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 1aad)? Puntland haatan waxa ay lugaha la sii gelay [...]
Nabadoon cQani Maxamud Faarax: “Madaxweynuhu 4 beri buu Baran ku hoyday … tiribka xigina waa Ceerigaabo” (dhegayso)

Nabadoon cQani Maxamud Faarax: “Madaxweynuhu 4 beri buu Baran ku hoyday … tiribka xigina waa Ceerigaabo” (dhegayso)

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax oo wareysi gaar siiyey Radio Daljir ayaan ka waraysanay safarkii Madaxweyne G [...]
Wasiir hore Cali Cabdullaahi: “Waxaan iska casilay dowlad fashilantay oo musuqmaasuq ragaadiyey …” (dhegayso)

Wasiir hore Cali Cabdullaahi: “Waxaan iska casilay dowlad fashilantay oo musuqmaasuq ragaadiyey …” (dhegayso)

Iscasilaaddii Wasiirka Deegaanka Puntland Cali Cabdullaahi kabacdi waxaa noo suurtoowday in aan Wasiirkii hore ka waraysano sababaha iscasilaaddiisa. [...]
Madaxweyne Gaas oo xarigga ka jaray Jaamacadda Maakhir Badhan (sawirro)

Madaxweyne Gaas oo xarigga ka jaray Jaamacadda Maakhir Badhan (sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta oo taariikhdu tahay 19 Sep 2018 waxaa uu xadhiga ka jaray Jaamacada Maakhi [...]
Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed (Galmudug): “Magaaladaan Muqdisho ammaankeeda haddaadan waxba ka qaban karin isaga tag dal wax uma qaban kartide.” (dhegayso)

Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed (Galmudug): “Magaaladaan Muqdisho ammaankeeda haddaadan waxba ka qaban karin isaga tag dal wax uma qaban kartide.” (dhegayso)

Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed, ahna Xildhibaan laga soo doorto Galmudug, ayaa shalay khudbad qiiro leh ka jeediyey Baarlamaanka Soomaaliya, ba [...]
Warbixinta 4aad ee Baarlamaanka, Issimada iyo Saamaynta ay Yeelanayso soo Soocid Baarlamaan oo Liidata (dhegayso)

Warbixinta 4aad ee Baarlamaanka, Issimada iyo Saamaynta ay Yeelanayso soo Soocid Baarlamaan oo Liidata (dhegayso)

ku soodhawaada dhegaystayaal warbixintii 4-aad oo qayb ka ah warbixinada taxanaha ah oo aan uga dalaynay Baarlamaanka xil-hayntoodu dhammaadka tahay i [...]
Xildhibaan Shaacuur oo Madaxweyne Gaas ku eedeyeey musuqa jidka Jalam-Xarfo iyo khilaafka mashruuc kale oo Jarmalku maalgalinayo (dhegayso)

Xildhibaan Shaacuur oo Madaxweyne Gaas ku eedeyeey musuqa jidka Jalam-Xarfo iyo khilaafka mashruuc kale oo Jarmalku maalgalinayo (dhegayso)

Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhexeeya hay'adda PASAWEYN iyo Wasaaradda Deegaanka, waana khilaaf ka dhashay mashruucyada biyo-xireenada ee dowlad [...]
1 38 39 40 41 42 62 480 / 741 POSTS